Villainess
smooth talk on a rainy summer evening
ii dheegsta, ana ka madax ah soomalispot
Aadoo weynMaya liigu ma qasbiin aniga naftayda ayaan ka keensadi. Wayo markaan taagayi af soomali waan fahmayi kiisto lkn ku hadalka ayaa ii dhibaayi. Marka waxaan isku daayi inaan ingriiska iska joojiyo oo aan af soomali isku qasbo marka dadka la hadlaayo. Heesaha xiita wey ii cawiisi
Mashallah waa sax. waxan filayaa iin aad wooqiye tahay. Horta runti af somaliga saxda ah waxan kaa bartay heesa dhagysigsa maa gartay. Waligay noloshayda buug Somali ah maa akhriin.
Mashallah sii fican bad af somaliga ogu hadasha.Waa runtaa sxb, fanka iyo suudanta marnaba lagama maarmo. Tankale maya ma ihi reer waqooyi waxaan ku abtirsadaa koonfurta Soomaaliya ee lakin hooyadey macaan ayaa ah reer sheikh isxaaaq kuna barbaartey waqoooyi
ii dheegsta, ana ka madax ah soomalispot
Mashallah sii fican bad af somaliga ogu hadasha.
War gabdh ban ahay waa ku sideeWaad mahadsantahay sxb sare
Waad khaldan tahay maxaa yeelay laga bilaabo hadda ilaa maalinta ugu dambeysa, waxaan ahay hogaamiye Ma jiro tartanXilkaada qalalaaas ayuu ku jiraa waayo maanta laga bilaaba musharax baan ahay. Taaasini dhib ayay shaqsiyan kugu tahay wayo ragaan asal ahaan ka soojeedo waa niman xil jecel kursigana ku yara dhago
War gabdh ban ahay waa ku sidee
Waan iska ciyaraya sxb ma jiro luuqad oo ka fiican af soomali
Aniga mah ogeeyn in aad tahay reer af jiini.
Kaaa yeeli maayo calaacalka igala tag qofyahayWaad khaldan tahay maxaa yeelay laga bilaabo hadda ilaa maalinta ugu dambeysa, waxaan ahay hogaamiye Ma jiro tartan
waan jooga quruxayIsku keyn gabarey.
gabadhaa ugu fiicneyd ayaa timid
Isku keyn gabarey.