Af Soomali Kaliya

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Anagu markaan yareen ayuu duqa aabaheen na baray sida luuqada loo qoro. Hooyadey noomeysan ogaleyn inan English ku hadalno. Mararka qaarkii waxaan Soomali aheyn hadaan kula hadalno hooyadey nomeysan jawaabi jirin. Waxey na oron Jirtay war af Somali ku hadal. Waa fursad aan helay markaan yaraa inkastoon ku dhashay kuna koray wadanka Mareykanka. Dadaalka walidkey markaan yaraa dhib ayaan uarki jirey balse hadeer ayaan umahadcelin karaayaa
 
Last edited:

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Maya :mjlol::mjlol:liigu ma qasbiin aniga naftayda ayaan ka keensadi. Wayo markaan taagayi af soomali waan fahmayi kiisto lkn ku hadalka ayaa ii dhibaayi. Marka waxaan isku daayi inaan ingriiska iska joojiyo oo aan af soomali isku qasbo marka dadka la hadlaayo. Heesaha xiita wey ii cawiisi
Aadoo weyn

Nafsadu waa inaad qasabto. Waxaad tahay qof jecel dhaqankiisa kuna dadaaley barashada luuqadeeda hoooyo. Dhalinta Somaliyeed ee hadeer ku sugan Somalispot tusaalo unoqo walal.
 
Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Mashallah waa sax. waxan filayaa iin aad wooqiye tahay. Horta runti af somaliga saxda ah waxan kaa bartay heesa dhagysigsa maa gartay. Waligay noloshayda buug Somali ah maa akhriin.

Waa runtaa sxb, fanka iyo suudanta marnaba lagama maarmo. Tankale maya ma ihi reer waqooyi waxaan ku abtirsadaa koonfurta Soomaaliya ee lakin hooyadey macaan ayaa ah reer sheikh isxaaaq kuna barbaartey waqoooyi
 
Mashallah sii fican bad af somaliga ogu hadasha.
 
Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
ii dheegsta, ana ka madax ah soomalispot:mjswag:

Xilkaada qalalaaas ayuu ku jiraa waayo maanta laga bilaaba musharax baan ahay. Taaasini dhib ayay shaqsiyan kugu tahay wayo ragaan asal ahaan ka soojeedo waa niman xil jecel kursigana ku yara dhago :silanyolaugh:
 
Villainess

smooth talk on a rainy summer evening
Xilkaada qalalaaas ayuu ku jiraa waayo maanta laga bilaaba musharax baan ahay. Taaasini dhib ayay shaqsiyan kugu tahay wayo ragaan asal ahaan ka soojeedo waa niman xil jecel kursigana ku yara dhago :silanyolaugh:
Waad khaldan tahay maxaa yeelay laga bilaabo hadda ilaa maalinta ugu dambeysa, waxaan ahay hogaamiye Ma jiro tartan
 
Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Mustaqbalka haduu alle raali ka yahay xaaskeygu waa iney ingriis taqaano yacni madaamo aan ku hadlo, intaasi waxaa udheeraan doono iney af Soomaligu ku hadli karto iina soo qori karto yacni madaamo aan aniguba labaduba xoog ku bartey :mjlaugh:
 
gabadhaa ugu fiicneyd ayaa timid

Isku keyn gabarey.

giphy.gif
 
Trending

Top