This hypocritical and confused man has been a plague to the people living in the Somali peninsula. Most importantly, his hatred of Somali bantus, who have more of a claim to living in that land than he does, is very apparent. This excerpt proves it from a news article years ago:
"Waiirkii hore ee dhallinyaradda iyo isboortiga Mowliid Macaane oo xalay wareysi siiyey Idaacadda HornAfrik ayaa eed kulul u soo jeediyey madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed oo uu ku eedeeyey in uu yasmo iyo xaqiraada ku wada beesha Madowweyne oo ku tilmaamay beel aan Soomaali aheyn oo shisheeye ah.
Xildibaan Mowliid Macaane ayaa sheegay in dhawaan isaga iyo rag wasiiro iyo xildhibaanno ah ay salaan ugu tageen madaxweynaha, markaasi kadib sida uu xusay Mowliid Macaane Col. Yuusuf uu ku yiri, isagoo salaan uu salaamay ka qaadayo '"Madowweyne Somali ma ahan, ee waa Zinzinbarian". ayuu qeexay Mowliid Macaane in hadalkaasi uu ku yiri Col. C/laahi Yuusuf mar isaga iyo rag ka tirsan dowladda ay ku booqdeen madaxtooyada Baydhabo".
That's fine and all, except the fact that he also claims his ancestor, Darod, was an immigrant from Yemen and that he is consequently an ethnic Arab:
"Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu asalkiisu yahay Yemani ka soo jeeda magaalada Zubeyd, Beesha Jabarti, wuxuuna wareysi dheer oo arrintan uu ku faahfaahinayo iyo xaaladda Soomaaliya siiyay weriye Wakaalada wararka ee dalka Yeman SABA oo u soo martisay.
“Ma ogtahay in awoowgey la yiraahdo C/raxmaan Ismaaciil C/samad Aljabarti, waxay awooweyaashey kasoo haajireen dalka Yeman iyagoo khilaaf Yeman ka dhacay ay uga soo carareen, sidaas ayaa naaneys looga dhigay beesheyda (*******), waana beesha uu ka soo jeeday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, waana Beesha ugu badan Soomaalida” ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf".
Yes, we may all have different origins and heritages, but we all share a single culture, language, and religion. That is what it truly means to be a Somali. The Somali culture makes no classification between "ajnabi" and "Somali" based on origins or heritage considerations alone. That's one of the reasons it's such an admirable culture. It is not this great culture that is the problem plaguing Somalia, but rather it is these confused hypocritical Nazis who call for the expulsion of other Somalis from the Somali peninsula and conveniently forgetting that they themselves are the descendants of immigrants.