Why HSM is a big troll

Seems like you got stockholm syndrome from thousands of ONLF fighters being handed by Somaliland to Ethiopia.
Lascanood to begin with fell because ethiopia suspected the people were supporting and hiding ONLF. Which lascaanood was. Most are grateful and support their brothers.
 

World

VIP
Lascanood to begin with fell because ethiopia suspected the people were supporting and hiding ONLF. Which lascaanood was. Most are grateful and support their brothers.
We approach the support that our OG brothers have been given us on social media @Sheikh Kulkuli i don’t know why he hates us

I do regret some of my previous posts commenting on jubbaland affairs as it isn’t my business but i hope inshallah we can move past that
 
We approach the support that our OG brothers have been given us on social media @Sheikh Kulkuli i don’t know why he hates us

I do regret some of my previous posts commenting on jubbaland affairs as it isn’t my business but i hope inshallah we can move past that
No saxib don't regret. Madoobe is not synonymous with a whole reer and jubbaland is your business as harti/darood. If you see it being controlled by a foreign country and elections rigged ofc you speak out.
 

bidenkulaha

GalYare
They have Xamse. Cabinet meeting on Laascaanood.
Xamze is suffering from being in a xabsi guri. Don’t count on him

F381F0CD-CAEC-44B7-8A5F-750536B0F081.jpeg


HSM is enjoying the night tho
 
Do we really wanting these guys voting in Somalia elections? Very low IQ qabiilists who to this day curse HSM while praising Farmaajo.

I’m similarly pro-united Somalia but if only we could avoid bringing these guys under FGS.
They’re really that dumb. If they had the same energy for HSM they had for farmaajo he would’ve maybe did shit for them but they’re blinded by cuqdad and qabyaalad.
 
Shirkii Golaha wasiirada oo hareeyey buuq markii loo kala saftay Isaaq iyo Dhulbahante iyo Xamza oo diiday in laga hadlo dagaalka sool

Home WARKII
XOG: Qadiyada SSC oo hareysay shirkii aan caadiga aheyn ee Golaha XF Soomaaliya.
0


Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shirgudoominayay shirkii aan caadiga aheyn ee golihiisa wasiiradda ayaa soo qaaday xaaladda magaalada Laascaanood, isagoo sheegay in maanta ay arrintan wada hadal ka yeesheen Isaga, Madaxweyne Xasan, R/wasaare kuxigeenka & wasiirka arrimaha gudaha, ayna u arkayaan in ay tahay qadiyad u baahan xal in laga gaaro, siyaasadna ay lug ku leedahay.

Xamse, ma cadeynin mawqifkiisa qadiyadan kuwajahan, isagoo hadalka ku wareejiyey Raysalwasaare kuxigeenka Xukuumadda oo kasoo jeeda Somaliland, Saalax ayaa madasha ka sheegay in qadiyadu ay tahay mid u dhaxaysa dad kuwada jira nidaam ay dhisteen, sida uu sheegay wuxuu tilmaamay in aysan jirin beelo is-haya, balse ay siyaasad lug iyo saameyn ku leedahay, wuxuu sheegay in ay xooga saarayaan in la xaliyo.

Advertisement

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif oo kasoo jeeda SSC, oo isna hadalka qaatay, inkasta oo bilowgii Xamse u diiday ayaa sheegay in dadka dhibaato loo geystay, ayna tahay in go’aan iyo mawqifka Xukuumadda madasha laga cadeeyo, isagoo la kulmay afcelin xoogan oo madasha ay uga soo jeediyeen wasiiradii fadhiyey ee kasoo jeeday Somaliland.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka Sahro Yuusuf Cige, oo kasoo jeeda Somaliland, ayaa madasha buuq iyo qeylo ka kicisay, iyadoo durtay hadaladii wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay sheegtay in uusan hadli karin, taas oo sababtay in shirka laga saaro.

Ra’iisulwasaare Xamse ayaa ugu dambeyn sheegay in ay qadiyadan u xilsaarayaan Wasiirka arrimaha gudaha Faderaalka Axmed Macalin Fiqi oo uu war kasoo saari doonto, isagoo ku adkeystay in ay tahay arrin siyaasadeed oo ku adag isaga
 

Trending

Latest posts

Top