Shabaab capture part of Yubbe district Sanaag

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Posted on November 17, 2019 by CCC
Puntland oo xaqiijisay in Al-shabaab qabsatay degaanka Gacan-maroodi ee gobolka Sanaag
Taliyaha Qeybta 9-aad ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka, Sanaag S/ Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo waryesi siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa xaqiijiyay in malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay qabsadeen degaanka Gacan-maroodi oo ka tirsan degmada Yubbe ee gobolka Sanaag.

Taliyaha ayaa sheegay, in malayshiyaad tiradooda lagu qiyaasay 70 dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab ay dhufaysyo ka samaysteen degaanka Gacan-maroodi oo dhanka waqooyi kaga beegan degmada Yubbe ee gobolka Sanaag.

Gen Canshuur, ayaa Somaliland ay ku eedeeyay in ay xiriir hoose la leedahay dagaal-yahannada Al-shabaab ee halkaasi qabsadaay, isagoo xusay in ay xoojinayaan ciidamada Somaliland ee ku sugan Yubbe, kadib markii culays ka soo fuulay dhinaca Puntland.

Taliyaha ayaa ku hanjabay, in ay jawaab adag siin doonaan dagaallamayaasha Al-shabaab iyo Somaliland oo sida uu tilmaamay is-garabsanaya.
 
FBIsomalia

True Puntlander
VIP
When our army reach to ceerigabo with help of our friend Col.Caare their route to the mountains closed. Now they want to go throw land. Those alkabab should killed in the spot no need for court.
 
Invader

👾pʅɹoʍ pǝʇɐʅǝxᴉd ɐ uᴉ ƃuᴉʌᴉʅ👾
When our army reach to ceerigabo with help of our friend Col.Caare their route to the mountains closed. Now they want to go throw land. Those alkabab should killed in the spot no need for court.
When will that be? The skirmish between Somaliland and Puntland(Somalia) will always be a stalemate. stop with this BS and join your army instead of staying behind a computer. Caare is a dipshit who has amnesia when he was hit on the head during the genocide:ftw9nwa:
 
We reach after cleaning alkabab in yube.
 
When will that be? The skirmish between Somaliland and Puntland(Somalia) will always be a stalemate. stop with this BS and join your army instead of staying behind a computer. Caare is a dipshit who has amnesia when he was hit on the head during the genocide:ftw9nwa:

They are prasing a guy who defecting from SL army. Futhermore, I believe his unit was the first sqaurd to invade LA back in 07 under Dahir Riyaale's presidency. most HY don't support him at all. ninkan abti caare wa nin wallan.
 
shum33

Somaliland supremacy
I already said this before,sanaag is a threat to somaliland security,terrorists from puntland will use sanaag as a gate way
 
Top