BEESHA DHEXE HIRSHABELLE THINKS TO TAKE BACK THE HONORARY 4TH DEPUTY FROM THE UNGRATEFUL ILJEEX

The loomaoyaan kurds is your folks in matabaan who ruled by xl that why you are cabaadin in social media. Fucking kurds 🤣🤣
HGs are Kurds kulaha langaabka Xawadle kkkk :icon lol:

Niyahow cabaadka iyo oohinka jooji and do something instead of crying on Facebook, go to Matabaan or better yet go to any HGs and claim Matabaan and Maxaas and see what happens to you.
 
Yes Cayr matabaan are kurdish because they are not run from Galmudug or HG instead by Hawadle what can you do about it? 🤣🤣
 
In this context Xl vs Mx war, our Nabadoon Sandhool guure said leave Ayaanle cayr alone. Mx were based in Oodaale and ooxaale so we let ceyr in as they were at war with mx too they settled between us and we moved to ooxaale. Now they claiming to get this by xoog when they were ex refugees 🤣🤣

Xl are smart being at war with both daarood bahgari OG and Mx they let Cayr in to close the door with mx. You will not understand this now bc mx and hawadle were fighting in Gerijir and ooxaale. They let Ceyr in Garijir and hawadle moved to Ooxaale ex mx territory. That is how we always led HG.

Translation from the itialian language

CASHAR TAARIIKHEED3: Xabbadjoojin u dhaxeysa Marreexaan iyo Xawaadle oo lagu saxiixay Matabaan, 1953.

Heshiiskan waxa uu ku lammaan yahay heshiiskii aan maalin dhaweed halkan ku faafiyay. Labada heshiis #kan_ayaa_horreeyay sida ku cad taariikhda, iyo in uu heshiiska kale kan tixraacayo.

Bidhaamin: balliga #Gerijir waxa uu waqooyi qumman uha beegan yahay magaalada Matabaan, waxa uuna saaran yahay soohdinta gobollada Hiiraan iyo Galgaduud; qiyaastii 5 KM ayuu soohdinta labada dal u jiraa.

Dhanka kale, Balliga #Ceel_Dhiinle waxa uu waqooyi bari ka xigaa degmada Matabaan, waxa uuna saaran yahay soohdinta labada dal.

Turjumidda Qoraalka oo aan rasmi aheyn: 👇

"Xabbadjoojin u dhaxeysa Marreexaan iyo Xawaadle oo lagu saxiixay Matabaan, 1953.

Ballanqaad heshiisiin guud, Maamulka oo tallaabooyin adag ka qaadi doona cidda burisa xabbadjoojinta.

Maalmihii na dhaafay waxa aan helnay warka dhacdooyin dhacay 2-dii iyo 4-tii Febraayo, una dhaxeeyay labada dhinac ee Marreexaan iyo Xawaadle, waxaa jiray tiro dhimasho ah iyo geel farabadan oo la qaaday.

Sidoo kale waxaa jira war sheegay in faragelin degdeg ah oo madaxda [maamulku] sameeyeen keentay in hoggaamiyayaasha Marreexaan iyo Xawaadle ka wadahadlaan xabbadjoojinta.

1-dii Maarso, shirka daraaddiis, madaxa Xafiiska Arrimaha Gudaha ayaa tagay Matabaan, halka shirku ka dhacayay. Guddoomiyayaasha gobollada Mudug iyo Shabeelle, guddoomiyayaasha Dhuusamareeb iyo Beledweyne ayaa sidoo kale goobta yimid; [iyo] madaxda Marreexaan iyo Xawaadle oo dhameystiran, Ugaaskooduna la socdo qolo walba.

Hawsha xabbadjoojinta iyo heshiisiinta reeraha kor ku xusan, kuwaas oo dagaallamayay in ka badan toban sano, waxa ay eheyd mid dheer oo dhib badan, se dhammaadka 5-tii bisha waxa ay kusoo dhamaatay xabbadjoojin iyo ballanqaad in la gaari doono Heshiis degdeg ah.

Qoraalka heshiisku sidan ayuu u dhignaa:

"Marreexaan iyo Xawaadle ayaa ku kulmay Matabaan, [degaan] hoos yimaada degmada Dhuusamareeb, madaxa Xafiiska Arrimaha Gudaha hortiisa, oo la wareegay kormeerka xabbadjoojinta, waqtiga ugu dhow ee suuragalka ah, [waqtigaas] oo aanan ka danbeyn Karin dhamaadka roobka guga (30-ka Juun, 1953), [in laga gaaro] xal kama danbeys ah dhammaan dhibaatooyinka weli laalan ee u dhexeeya labada dhinac ee sharafta leh.

Dhinacii jebiya xabbadjoojinta waxa uu mudanayaa in laga gabagabeeyo 1,000 (kun) geel ah kaas lala sugi doono tallaabooyinka ugu danbeeya [ee heshiiska].

Labada dhinac ee sharfan waxa ay shaaciyeen in ay wadajir iyo gooni-gooni ba qadanayaan masuuliyadda dhacdo walba oo xabbadjoojinta lid ku ah.

Labada dhinac waxa ay ballanqaadeen in ay soo dooranayaan Guddi kaas oo, ayadoo laga duulaa xeer dhaqameedka oday-kasso-gaarka ah, horseedaya nabad iyo in la gaaro heshiis si walba oo uu ku dhici karo.

Madaxda iyo Odayada hoos ku saxiixan waxa ay qaadeen masuuliyadda dhammaan Xawaadle iyo Marreexaan meel ay joogaanba.
Waxay ballanqaadayaan inay ilaaliyaan qodobbada kor ku xusan iyagoo ku dhaartay Quraanka Kariimka ah oo uu gacanta ku hayay Sheekh Maxamed Nuur (Abgaal).

Odayaasha Marreexaan:

1. Ugaas Cabdullaahi Cali
2. Xaaji Xaashi Jaamac
3. Diiriye Jaamac [Kirkir]
4. Faarax Ugaas Cabdullaahi
5. Cali Guuleed Dalab
6. Warsame Xasan Dheere
7. Cabdi Xaashi Dhoorre
8. Maxamed Cabdulle
9. Xalane Afdhuub
10. Isaaq Cali
11. Maxamed Warsame
12. Sheekh Maxamed Cabdullaahi.

Odayaasha Xawaadle:

1. Ugaas Khaliif [Ugaas Rooble]
2. Sandhool Guure [Fiidow]
3. Raage Guure
4. Guure Maalin [Guure-Yare]
5. Shuuriye Yuusuf
6. Maxamed Dacar
7. Dago Warsame (?)
8. Cabdi Nuur
9. Cali Aadan
10. Isloow Siyaad
11. Cismaan barre
12. Cumar Fiidow."

Intii uu socday wadahadalku Xawaadle meel adag ayay ku dhageen, [waxayna dalbadeen] xukun horudhac ah billowga wadahadalka, [kaas oo ah] in ay Marreexaan soo celiyaan xoolihii ay qaadeen weerarradii u danbeeyay ee dhacay 2-dii iyo 4-tii Febraayo, iyo in ay magta dhiiggii iyo raggii ku baxay, iyo sidoo kale Aqal ay baabi'iyeen, bixiyaan.

Dhankooda, Marreexaan waxa ay xaqiijiyeen weerarrada lasoo sheegay in ay aargudasho u ahaayeen kuwo ka horreeyay oo ay Xawaadle qaadeen, waxa ayna dalbadeen in xabbadjoojin la gaaro ayada oo aaney jirin xoola la celinayo iyo magdhow horudhac ah, kaddib ballanqaad in waxa la kala tabanayo ee hadda laalan la xallin doona waqtiga heshiiska ay tahay in uu dhaco waqtiga ugu dhow ee suuragal ah, markii ay dooddu sidan u saldhigatay, wadahadalladu waa ay sii socdeen.

Kaddib howl badan oo qancin ah, Xawaadle waxay aqbaleen in loo celiyo 401 geel ah oo ay Marreexaan oggolaayeen, oo ay furan tahay in lasii xalliyo waxyaaba harsan kaddib marka heshiiska la saxiixo.

Goor barqo ah 2-dii Maarso, Ugaaska, Madaxda Marreexaan, iyo saraakiil Booliis ah ayaa u kicitimay Gerijir si ay usoo celiyaan xoolihii la dhacay.

4-tii Maarso, goor barqo ah, madaxa Xafiiska Arrimaha Gudaha qudhiisa ayaa tagay Ceel Dhiinle iyo Gerijir, halkaa oo soocelinta xoolihii la dhacay ay ka billaabatay.

Balliga Ceel Dhiinle waxaa loo qaatay in uu gibi ahaanba qallalnaa, raadad dad ah ayaa lagu arkayay meelaha ku xeeran. Dhanka kale, muuqaalka balliga Gerijir waxa uu ahaa dhab ahaan mid ashqaraar leh. Waa haro dhab ah oo hubaal biyuhu ay ku gaari doonaan Gu'ga. Waxaa soo gala kumannaan xoolo ah maalintii; Geel, Lo', iyo ari. Dadku waa uu ladnaaa; xooluhuna waa ay dhaqnaayeen.

Maadaama uu goobta joogay, madaxa Xafiiska Arrimaha Gudahu waxa uu Shir u qabtay Marreexaankii agagaarka [Gerijir] joogay, asaga oo xasuusiyay in ay waajib tahay in la ilaaliyo sharciga, iyo ciqaabta ay mudan karaan haddii kale [ay sharciga ilaalin waayaan], ciqaabtaas oo noqon doonta mid aad u adag. Waxa uu ku dhawaaqay xabbadjoojintii lagu heshiiyay, waxa uuna amray in in la gaarsiiyo [warka xabbadjoointa] meelaha ugu fog [ee Marreexaan jiro].

Khudbadihii wax-ku-oolka ahaa ee xamaasadda lahaa ee hoggaamiyeyaasha qaarkood, waxaa ka mid ahaa middii hogaamiye Xaaji Xaashi Jaamac, ee uu kusoo gabagabeeyay su'aalo uu dadka weydiiyay:
"Marreexaan, dawladdeed ka taqaannaan?".
"Talyaani"
"Marreexaan, nabad ma rabtaa?".
"Haa!".
"Ma dooneysaan in aad walaalnimo kula noolaataan Xawaadle iyo Ayaanle?".
"Haa!".

Ugudambeyntii, Ugaaska isagoo ku hadlaya magaca dadkiisa oo dhan wuxuu ka codsaday Dr. Benardelli ka gaarsiiyo madaxa maamulka Enriiko Maartiino salaan iyo inuu heysto taageerada Marreexaan oo dhan.

Kaddib isla markiiba, madaxa Xafiiska Arrimaha Gudaha oo ay wehliyaan dhammaan madaxdii Marreexaan ayaa Matabaan kusoo laabtay, si ay u saxiixaan heshiiska, iyo in Xawaadle loo celiyo 401 geela ahaa ee lagu heshiiyay.

Maqribkii 4-ta bisha, wadahadallo u dhaxeeya madaxda Marreexaan iyo Xawaadle ayaa weli socday. Subaxnimadii maalintii xigtay, kaddib dhiibaatooyin kale oo kala duwan markii la xalliyay, xoolihii waa lagu wareejiyay Xawaadle.
........."

***Warbixintu ma dhameyatirna oo bog kale aanan helin ayay qeyb ku qorneed, boggan laftiisuna waa kala jaban yahay oo qeyb ayaa ka maqa (se qoraalkii barka maqan waan soo guuriyay).

Waxaa Turjumay: Cilmi Faradheere, Juun 29, 2021.

Last edited:
In this context Xl vs Mx war, our Nabadoon Sandhool guure said leave Ayaanle cayr alone

Maanta yaa fadhiyo? Cududweyne Cayr maxamed.
The one you are saying XL told Mx leave reer Ayaanle ma magan baad na moodeen? af xawaadle weligiis intee lagu dhageysan jire? When Ayaanle were kicking Mx out of Matabaan Gerijir Ceelhabreed Ceelgaab etc the best your nabadoon could say, Sandhool Guure who was notorious for his hg naceyb is:
"Habargidir WAAN NECBAHAY laakiinse waxaan ka sii necbahay midka iyaga naceb" waxaas maa hiil la dhahaa?
1964-1967 jabhada koofiyadhuub waxey Mareexaan ii dowlada soo raacday ee aadan cade ku dhigeen waa taariikh qoran maantana waa la yaqaana dhulkaas waxa fadhiyo oo daaqa.

Mareexaana ma fadhiyo adinkuna ma fadhisiin. Mareexaan ilaa Garasle oo 120km xuduuda itoobiya gudaheed ayaan geeye Ogaden Bah Gari 120Km Shilaabo iyo Doobaweyn Shishadeed ayaan geeye XLna Bacda ilaa teedaan ayaan geeye marka ma nin noocaasa ayaa magan ii baryo meel ku daga? XL inuu iga cabaado taariikhda waa ku xusan tahay, inaa usoo aaro taarikhda waa ku xusan tahay, inaan kuu hiiliye taarikhda waa ku xusan tahay marka maxaa afxumo kuu kase?

Qabiilaadka kale waad la googoosan kartaa laakiin HG waa baab kaa weyn ficil ayaana daliil kuugu filan intey gacan kaa soo maroojiyeen.
 
Sandhool guure said to his jufo agoon Abdalle leave ayaale Cayr alone not to mx. NO war took place in matabaan between agoon and ayaanle Ceyr at all and to this day they r at peace with each other. The problem is the Jabar aji new comers glad most of them left matabaan.

starting war against mx in oodaale and ceelhabreed in Qoraxeey district made them hawadle allies and we fought them in Ooxaale at the same time inside feerfeer district the result was Hawadle and Cayr splitting mx territory in Ethiopia between them so in this way, Cayr moved to Matabaan and Gerijir with the blessing of our Nabadoon sandhool guure he was the acting Hawadle ugaas because ugaas Khalif was 15 old. When he said "i dislike HG but i dislike more who dislikes them" he meant Mx.
Im now pro to reverse these old alliances and be allies with Kablalax against the ungrateful unpredictable HG. f*ck your highway we will use the coming Garacad wardheer-Shilaabo -feerfeer highway.
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Mahad Salaad personally appointed this new Ilyaas guy so he is following his orders to claim Matabaan district for themselves. Mahd Saalad tried this in Balanbal and failed now hes attacking Hiiraan!
 
ولاتزر وازرة وزرة اخرى Xildhibaanka shaley dhashey is crazy apparently Sanbaloolshe joke is behind his xl cuqdad🤣🤣
 
Sandhool guure said to his jufo agoon Abdalle leave ayaale Cayr alone not to mx. NO war took place in matabaan between agoon and ayaanle Ceyr at all and to this day they r at peace with each other. The problem is the Jabar aji new comers glad most of them left matabaan.

starting war against mx in oodaale and ceelhabreed in Qoraxeey district made them hawadle allies and we fought them in Ooxaale at the same time inside feerfeer district the result was Hawadle and Cayr splitting mx territory in Ethiopia between them so in this way, Cayr moved to Matabaan and Gerijir with the blessing of our Nabadoon sandhool guure he was the acting Hawadle ugaas because ugaas Khalif was 15 old. When he said "i dislike HG but i dislike more who dislikes them" he meant Mx.
Im now pro to reverse these old alliances and be allies with Kablalax against the ungrateful unpredictable HG. f*ck your highway we will use the coming Garacad wardheer-Shilaabo -feerfeer highway.
Sandhool Guure was one time having an electoral competition with a man called Xiirey Bacadow within the XL. When Xiirey Bacadow was about to be chosen by XL as Suldaan Sandhool said this:
'Xiirey Bacadow xariirta saar, waa Xeyle Selaise xaduuda keen
Xeyle Selaise xaduuda keena waa, xaashi canshuur u xoola gooy'
Xaashi Canshuur was a Nabadoon within Ayaanle Cayr that was known to deal with non Cayr vigorously and Sandhool Guure clearly saw that bringing Xiirey bacadow to the Suldaan position would harm XL and the iljeex man Xaashi Canshuur would overrun them.

Sandhool was known not to like HG but when Mx started fighting Ayaanle in the region and Adan caddes govt fined us 7000 camels(Geellii Indhabadane) for killing their Ugaas, Ugaas dhegaweyne in Caabudwaaq, Sandhool had nothing better to say because waxa naga dhaxeeyo aya aka badan intuu na necbaa but still chose to use those erayo.

Sandhool never had the intention of letting us live anywhere near him and his people but I acknowledge that yes he preferred us over his other neighbours and Moreso Mx but warkiisa waa war caan ka ah gobolada dhexe waligoodna naguma saacidin dagaal aan mareexaan kula jirno Matter of fact XL and Mx united in 1994 to try and Kick ayaanle cayr out of Ceelgaab but failed miserably.

Ally with whoever you like, You, Mareexaan and kablalax are all my victims hadaad is baheystaan iyo inkale iljeex waa isla iljeexdii.
 
Mahad Salaad personally appointed this new Ilyaas guy so he is following his orders to claim Matabaan district for themselves. Mahd Saalad tried this in Balanbal and failed now hes attacking Hiiraan!
We are coming for our share in Balanbale don't be fooled. Mahad and this guy waa wiil ii abtigii. Haduu Mareexaan wax iidiidi Karo Mareergur ilaa Matabaan ilaa Ceelgaab ayuu ii diidi lahaa inaan ka qabsado XLna sidoo kale. Hiiraane cidna baryo uguma fadhiyo Balanbalena sidoo kale.

WBTQ.
 
Trending

Top