Xaliimo Coday, the sexy cabin crew - Part I

Status
Not open for further replies.
Dhalam, dhalam, dhalam, it's boarding time... :wow1:

Diyaaradii markaanu sidaa cagta usoo saarnay ayay albaabka nagu salaantay, ka dibna intay boarding pass kaygii sidaa u eegtay, oo ilyar isku qabatay, ayay tidhi 'Dhinacaa midigta mar'. Seat 34A ee daaqada xiga.

Aaax, kursigii intaan sidaa isugu kala bixiyay, intaanan koodhkiiba bixin ayay iyadii oo bahal dhaka jabiya ah oo kulul sida, isoo hor dhigtay, YAAB!. 'Naa ma durba' faraha yaryar ee kuus kuusan ayay kaga dartay, waa naag geedkaa leeg, dhererka ayay kaga dartay, oo waxaad ku xusuusanaysaa naagihii 'Cagdheerta' ee geela waraabin jiray gelainka danbena soo caraabin jiray. :whew:

La soco qaybta labaad.
 
Dee so sii daa qeybta labada
 
Faro yar yar oo kuusan:what1:
FA0AE58F-509E-4868-9C59-2F79E860C58D.JPG
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top