GaradShabeel
VIP
Walle been maad sheegin, dadka nafta ayaa u keneen.
War dadkaas dhulka ha xalaaleystaan markas. First Shabaab brutality, and now gentrification in the name of 'original owners', kkk. Dhibaatooyinka ayaa dadkeena ku batay

On a serious note, dhulboob iyo tuugnimo have been normalized in our society
