What are you listening to at the moment?

rabshole

Aragaani
hestaa walee qalbigaa ayuu iga taabtay, mar walbaan dhagaysto huuno adigaan kugu soo xasuusan :mjkkk:



Inanyahow wadnahan kugu aminee naqal aqalkaaga disey :banderas:

:oops::icon redface::icon redface::icon redface::icon redface::oops:
Gacalisooy soo galee :mjpls:
200w (9).gif

Baan ku idhi.

la'aantaada aqalka, aqal noqoni maayee aan"wada dhisano" dambisha qalbigeygiiyee:wow:
 
Top