What are you listening to at the moment?

rabshole

Aragaani
d41462_20160810_omar57.jpg

dhaanto1339278880.jpg

Hees aad iyo aad u macaan :lawd:
"Jacaylka adaa igu biiray burhaantiisa ila siiye" :mjcry:
When you post a song like this its not easy you know,
Jacayl darteed inaan u dhinto maad rabtaa inanyahay nuuraysa:jcoleno:
@rabshole this song is for u :lawd:


You are my suugo to my baasto boowe
Qalbiga dejisooy indhaha deeqdee, sidii dayax soo baxaaa tahay :banderas:



.... dambisha qalbigey waa magacaan ku siiyey from dhis dhay on.:wow:
 

DiricLover

Qalanjo
View attachment 8994
View attachment 8995
Hees aad iyo aad u macaan :lawd:
"Jacaylka adaa igu biiray burhaantiisa ila siiye" :mjcry:
When you post a song like this its not easy you know,
Jacayl darteed inaan u dhinto maad rabtaa inanyahay nuuraysa:jcoleno:

Qalbiga dejisooy indhaha deeqdee, sidii dayax soo baxaaa tahay :banderas:



.... dambisha qalbigey waa magacaan ku siiyey from dhis dhay on.:wow:
hestaa walee qalbigaa ayuu iga taabtay, mar walbaan dhagaysto huuno adigaan kugu soo xasuusan :mjkkk:



Inanyahow wadnahan kugu aminee naqal aqalkaaga disey :banderas:

 

Trending

Latest posts

Top