What are you listening to at the moment?
Arma GRAND Wizard of MJ SIXIIR VIP Dec 27, 2018 #5,168 The most soul for soul singer of all time.......
EDsomali Jan 11, 2019 #5,176 Gumaystaha dhacaayaa Geeridu dhibaysaa Wakhtigii dhammaayoo Wuu dhaqaaqi doona Ninkii dhoof ku yimi baa Geeridu dhimmaysaa Wakhtigii dhammaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa
Gumaystaha dhacaayaa Geeridu dhibaysaa Wakhtigii dhammaayoo Wuu dhaqaaqi doona Ninkii dhoof ku yimi baa Geeridu dhimmaysaa Wakhtigii dhammaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa