Wariya, just say CS PMPF heading to lasscanood

.
■#CADYAHOW AMA #KUCUNAY AMA KU #CIIDEEYEY ;
Agasime Abdulrab Nour
Agaasimaha Guud Ee Hay'adda PMPF - Puntland
.
Siyaasaddu #Qof Diid Ma laha / Siyaasaddu #Qoys DiiMa laha / Qabiil dhan Oo Hal (1) Wiil CayrsanaYa Alla Ceeb Weynaa ......
Agasime #Abdulrabb Waa Ninkii Ugu Ceeb Yaraa Ee PMPF Soo Mara .
●Waxaa Wax Aad looga Xumaado ah In Ninka Keliya Ee Puntland Daacad-nimo Istaahila In lagu Abaal Mariyo Suuqa loo Galo , Agasime #Abdulrabb Ma Istaahilo In la Xag-xagto.
●Nimankaan Aan Tolka nahaY Ee Garowe Dega Waxaan ka BaqaYaa InaY Maalin Dhow Nabi Muxamed Ka Cowdaan ( NNKH )
●Nimanka Caasimaddii haysta Oo 9ka Gobol WaxaY lahaayeen Iyagga loo boobaY , Puntland Dadkeedii Oo dhan Iyagga loo Duleeyey , Dowladdii la Joogto , International Community-gii Garowe ku ShaqeeYaan ( Degan Yihiin ) Hoteladda Iyaggu leh ,Guryahoodda la KiraYsto , Baabuurka la RaacaYo Iaygu leh , Darawalku Iyagga YahaY, Ayaa Meel Walba ka QaylinaYa...
■ Anigga Iyo Qof Walba Oo Reer Puntland ah Garowe $20.Ayaa Gaarigu nagu Keenaa , Hotelku Waa $20 Ilaa $50.00 ugu Yaraan , Cuntadda Iyo Transportation-ku Kuu Dheer YahaY , Qofka Waxaas Oo Nimca ah haystaa hadduu Dowlad Walba Isbaaro u Dhigo ka Warama ?
●Markaad Idinkii Tuubo Walba Puntland NuugaYeY Cabataan , Ka Warama Dadkaan Qadayn ?
Haddii Maanta Agasime #Abdulrabb Musuq-maasauq lagu EedeeYeY Puntland Qof Nadiif ah laga Heli MaaYo , Kuligiina #Jaxiima Ayaad GelaYsaan....
===========================================
●Waxaan OgolahaY in Madaxweynaha hala EedeeYo , Oo Hassan Deni la EedeeYo , Oo Abdullahi Deni la EedooYo Oo Bah-Dhulbahante Aakhiro loo Diro.
laakiin #Abdulrabb Dulmigga Iyo Edebdaradda halaga DaaYo
============================================
●Sheekadaan GaranaYnaaYe PMPF Waxaa Xukunta 3 Sarkaan 2 Waa Omar Midna Waa Ciise , Ee Ma KuwaYagaaa loo Dan leeyahaY #Abdulrabb Ciidan Ma Xukumeee....
●PMPF Iyo Puntland Waa Soo Qabateen Oo Duli Iyo Dacdaro ku hayseen Waan OgnahaY , AlleSw Dambi dhaaf Weydiista ( Welbai landin lama Xisaabtam ) Dadka Ka Xishoodda Oo Madaxweynaha Iyo Xukuumaddiisa Ku Ekaadda Hadaad Wax Rabtaan...
●Sidaad Wax laguma Raadsho , Dhaar Qajajac , Booto , Buurahaan FuulaYnaa , Wadooyinkaan XiranaYnaa , Anagga , Anagga , Anagga , Anagga Meel ay ka Shaqeyso Aduunka Ma jirto.
PMPF AGASIME #ABDULRAB KAMA HOREYN.
DADKU WAY XISHOONAYAAN EE YAAN LA TOOSIN ;
Markaad Isa Saxdaan Ayaa Puntland SaxmaYsaa.
Mohamed Farole
Abdirahman M. Hajji Hassan
Agasime Abdinasir Ayaa Meeshaan Soo MaraYe Ragga halla Soo Xansaddo.
TOLOW #TARAHA IYO #TOWBADDA ALLE KALA LEEXSHA..