DEVELOPING NEWS War in Sool

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Cabuudwaq elder tells Muuse Biixi he can never defeat a united Harti, urges SSC foces to capture Goojacadde quickly.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
#UPDATE Isimadda gobalada SSC ayaa hadda kulan ku laleh magaalada Garoowe, qaar kamid ah Isimadda Puntland oo ay ka wada hadlayaan xaaladdaha ka oogan gobalka Sool, waxaana kulankan uu ahaa mid la qabanqaabinayay maalmihii lasoo dhaafay.

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdille, Islaan Ciise Islaan Maxamed, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Beeldaaje Cali Beeldaaje Farah, Garaad Max’ed Garaad Cabdullaahi iyo Isimo kale ayaa madasha kusugan.

16 sano waa Markii ugu horeysay, ee ay Isimadani ku kulmayaan ayagoo wadajira caasumada Puntland ee Garoowe.

Sawirkaan waxaa lagu dari doonaa sawirada ugu saamaynta badan sanadka 2023

344586471_155513900811490_8764377618737448766_n.jpg

Why is that dude wearing saudi garments
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
#UPDATE Isimadda gobalada SSC ayaa hadda kulan ku laleh magaalada Garoowe, qaar kamid ah Isimadda Puntland oo ay ka wada hadlayaan xaaladdaha ka oogan gobalka Sool, waxaana kulankan uu ahaa mid la qabanqaabinayay maalmihii lasoo dhaafay.

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdille, Islaan Ciise Islaan Maxamed, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Beeldaaje Cali Beeldaaje Farah, Garaad Max’ed Garaad Cabdullaahi iyo Isimo kale ayaa madasha kusugan.

16 sano waa Markii ugu horeysay, ee ay Isimadani ku kulmayaan ayagoo wadajira caasumada Puntland ee Garoowe.

Sawirkaan waxaa lagu dari doonaa sawirada ugu saamaynta badan sanadka 2023

344586471_155513900811490_8764377618737448766_n.jpg

Burhan maryo badane with boqortoyada sucudiga traditional cloth 🤡 ditoore we was arap
77912F10-075B-4C36-AB5A-AE34D0EEC6D6.jpeg
 
Trending

Latest posts

Top