Truck bomb kills at least 20 people in Beledweyne, Hiiraan

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Faah faahin: Qaraxa B/weyne.

Waxaa lasoo sheegayaa in gaari weyn oo walxaha qarxo lagasoo buuxshay uu ku qarxay bar koontarool oo ku taalo aaga Muuse Caduun ee xaagada Kooshin ee magaalada B/weyne.

Ciidanka gaadiidka baarayay ayaa ka shakiyay gaariga kadibna waa uu is qarxiyay.

Guryo jidka ag dhowaa iyo xarun ay Hormuud leedahay ayaa lagusoo waramayaa inay gubanayaan.

Gaariga ayaa lagusoo waramayaa in la rabay in lagu qarxiyo xerada Lamagalaay oo ay masuuliyiinta DFS, kuwa Hiiraan State iyo saraakiil badani deganyihiin.

Ilaa iyo hada lama oga inta uu khasaaruhu gaarsiisanyahay balse qaraxa waxa uu ahaa mid dhul baaxad leh saameeyay.

@The Midlands
 
He blew himself up at the checkpoint after the soldiers searched him and couldn't get through according to sources.
Yes they saved many lives. this is the eastern entrance of the city Nuur Xawaad close to janta kundisho.


Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne
Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Xaafadaha Baledweyne.
Qaraxa oo ahaa Ismiidaamin loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay barkoontarool oo ku taala agagaarka Buundada Nuur xawaad ee magaalada Baledweyne oo ah koontarool Canshuurta looga qaado gaadiidka gala ama ka baxa gudaha Baledweyne.
Wali si rasmi ah looma oga khasaraaha rasmiga ee ka dhashay qaraxaan Ismiidaaminta oo wararka hordhaca ay sheegayaan in loo adeegsaday gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
Muuqaal laga soo duubay goobo ka fog halka uu qaraxa ka dhacay ee magaalada Baledweyne ayaa muujinaayay uuro tira badan oo cirka isku shareeray, kadib markii u dhacay qaraxa.
Qaraxa ayaa sidoo kale geystay burbur baaxad leh oo gaaray dhismayaal badan oo ka agdhaw goobta uu qaraxa ka dhacay iyo kuwa kale oo ka fogba, maadama qaraxa uu ahaa mid aad u weyn oo gilgilay xaafadaha Baledweyne.
AUN shuhadadii ku dhimatey

Screenshot_20230923-131901.jpg
 
Last edited:
I wonder what the strategy behind AS attacks are. They already got their hands full with the airstrikes and SNA on their ass so why attack beledweyne out of the blue . Seems like a wasted effort.
 

Trending

Latest posts

Top