The Midlands
VIP
They live with Abgaal in Mahadaay are one lixda Shiidle. Fartuun bal balaar is pne of them. This bantu Cusmaan is using them as defensive mechanism to say hawadle are also buntu like Abgaal what a brainless bantu motherfucckerGarmagalle aren't bantu , they're same ethnic stock as Eyle, and they were also hunters prior to being dedicated to farming similar to a few eyle subclans


When you use Xawaadle like i use apebantu i will respond to you cawaan
BOQORTOOYO BEELAHA LIXDA SHIIDLE.
BARASHO WANAAGSAN, BEESHA GARMAGALE.
01-01-2022. Beesha Garmagale waa mid kamid ah beelaha lixda Shiidle waana yaraanka beelaha lixda Shiidle, beesha Garmagale waxay u kala baxaan ilaa lix oday 3 Tolweyne iyo 3 Yabadhaal, sidoo beesha waxaa lagu xasuustaa inay yihiin geesiyaasha gumeysiga diidka ahaa, waa halgamayaashii beelaha lixda Shiidle waxaa ka dhashay allah u naxriistee Xildhibaan Mowliid Macaani oo siyaasi cod kar ah aad na u hadal adkaa dad badan waxa aaminsan yihiin haduu uu maanta noolaan lahaa Mowliid Macaani inaysan beelaha lixda Shiidle manta jah wareer ku jiri laheyn inay xuquuqda ka maqan ay heli lahaayeen. Beesha ayaa si guud degan degmada Mahadaay Gobolka Shabeelada Dhexe 100%.
* TOLWEYNE
1. BOORAAWE.

A) Rooble Bariisow
B) Liibaan Bariisow
C) Saadaq Bariisow
D)Ijaabooy Bariisow
E) Caafow waa adeerka afarta Booraawe.
2. SHOOBE.

A) Abiikaroow Shoobe
B) Eebow Shoobe
C) Jeelow Shoobe
3. Maxaad Cumar iyo Shariif Xaaji.

* YABADHAAL
1. CABDALLA HIIROOY. ❤
2. DHAAY JEELE.

A) Cismaamey Dhaay Jeele.
B) Cigoow Dhaay Jeele.
C) Baaxuur Dhaay Jeele.
D) Awaayle Dhaay Jeele.
E) Adoomow Dhaay Jeele.
3. ABTOOW NUURE.

Deegaanada ay beesha garmagale degto.
1. Shaan.
2. Kacaanka.
FG: sidoo kale beesha garmagale ayaa degto Magaalooyinka Jowhar,Balcad iyo Mahadaay iyo tuulooyin hoos yimaada degmooyinka aan kor kusoo xusay .
Xilalka ay beesha hadda leedahay.
1. Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada degmada Mahadaay Mudane Saalax Fuleel Xaaji
2. 1 kursi Xildhibaan Hirshabelle State uu ku fadhiyo Mudane Omar Mohamed Omar.
3. Wasiirka ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle State Midane Omar Mohamed Omar.
W/Q: Mr Soudani.
Last edited: