0:04
Dio: Jootar(lol), adigaa ku xiga, garacyahow!!
0:12
Jotaro: Garac, garac dhalay!
0:16
Jotaro: DHIYO!!
0:17
Dio: Oo waabaad igu soo durkaysaaba(or you can say dhawaanaysaa)?
0:22
Dio: Isagoo awowgaa, Yuusuf(Joseph lol), kuu sheegay sirta ku duugan "Dunida"(The World)....Ayaad halka aad cagaha wax ka dayi lahayd, igu soo cararaysaa, weliba?
PS: I skipped the bit about the exam thingy because I thought that wouldn't make sense in Somali. If you guys want, I can think of another analogy that makes sense in Somali context.
0:36
Jotaro: Gawda kaama dhiibi karo haddii aanan hoosta kaa soo gelin.
0:39
Dio: Dee, bal waayee, kaalay igu soo durug.
0:50
Jotaro: (ORA)
0:54
Dio: Waad gaabinaysaaye!! Dunida(The World) waxba lagama qaban karo.
0:59 Xitaa hadii aanay awood u lahayn inay wakhtiga joojiso, xawaaraheeda iyo tamarteeda keliyaataa ku filan Xiddiga-Qalinka(Star Platinum)
1:05
Jotaro: ...."Xiddiga-Qalinka"(Star Platinum) iyo "Dunida"(The World) waaba isku jaad ileen.
1:09 Wax fogaansha malaha, se awoodda iyo la-beegsiga waa iskaga mid.
1:13
Dio: Waxaan doonayayba inaan tijaabiyo "Dunida" intay awood dheertahay taaggaaga(direct translation of "your stand" lol)
1:20
Dio: ...Se, tijaabin looma baahnayba.
1:23
Jotaro: Oo ma taabasho yar ayaad tijaabin u taqaanaa? Ma adaa i wax yeelayba?
1:28
Jotaro: Inkastoo, surwaalkaygii 100.000 ee shillin, aad iga halaysay.
1:31
Dio: Horta, reerkiinan "Joestars" la dhahaa, madax-adagaa?
1:36
Dio: Waa hagaag. Daandaansigaaga doqoniimada ah waan kaa aqbalay. Mar kale aan ku tijaabiyo bal.
1:48
Jotaro: Ora Ora Ora
1:57
Dio: Ma is barbar dhignaa xawaaraha weerarkeena?
2:01
Dio: EBER EBER EBER (Muda muda muda)
2:02
Dio and Jotaro together: MUDA MUDA MUDA, ORA ORA ORA
End of ZA fight.