The recommendations of our Nairobi conference have been implemented quickly by Hassan Sheikh

Siyaasi Qoono oo beesha dhexe Hiiraan ka soo jeeda ayaa la hoosgeeyay Hirshabelle wuxuu meesha ka saarayaa haraadigii regimekii hore beelaha "Xaqsoor" isku sheega iyo qashinka baarlamaanka laga buuxiyay 2016. Waxaa la dhisayaa baarlamaan cusub oo majority looga dhigayo Hawadle iyo Abgaal oo hada ka ah Minority. waa mid ka mid ah dalabaatka beesha Xawaadle ee ugu waa weyn oon ka qayb qaadan shirkii lagu dhisay Hirshabelle ee Jowhar. Waxaa jira kuraas qoondada haweenka ah oo kor loo hayo marka kuraastaas 18 ah in labada beelood loogu qaybiyo si siman ama in baarlamaanka lagu soo celiyo 70kii lagu aasaasey kadibna labada beeelood loogu daro xubno dheeraad ah. Baarlamaanka 90 laga dhigay ayadoo beelo 6 heestey markuu 70 ahaa hada heestaan 12 iyo kuwa kenyan ah iyo itoobiyaan oo laga buuxshey sababo la xiriiira fasaadka doorashada dalka. abgaal yo Xawaadle looguma darin xubno cusub kadib 70kii lagu aasaasey.

Anaga waxeena banaanka waaye sidaan sheegay waxaan nahay dad xor ah Hassan sh cid nooma dhaxeyso

Screenshot_20230218-211858.jpg

Screenshot_20230218-211754.jpg

Screenshot_20230218-211641.jpg
 
Dadna xilal iyo xoolo ayay ku legdamayaan welina cabasho kama dhammaan, Xawaadlena iyagoo Shabaab la legdamaya oo wixii Xamar lagu kala dafaayay ku qadsan ayay Shirweyne isugu yimaadeen, markaasay soo saareen qodobbo ay ugu muhiimsan yihiin:

1. Bogaadinta Dawladda, Beesha Caalamka iyo cid kastoo xoreynta dhulka Xawaadle gacan ka geysatay,

2. In la maamuuso shuhadadii Xawaadle uga dhimatay halganka, sida Nabaddoon Cilmi Hagar iyo Taliye Tuurre,

3. Codsi ku saabsan in halgamayaasha Macawisley lagu daro ciidamada qaranka,

4. In si degdeg ah qorshe xasilin iyo horumarin ah looga fuliyo dhulka la xoreeyay,

5. Baaq dib-u-heshiisiin iyo iskaashi ah oo ay Beeshu u direyso beelaha deriska la ah.

Hal meel ayay Xawaadle ku xuseen wax xil ku saabsan, meeshaasna waxay ku dhaheen: "Beesha maqaamkeeda Hirshabeelle iyo kan Federaalkaba wax u dhigma lam siin ee dib ha loo saxo".

Wallee Xawaadle waa dawlad.

Hiiraan is one of the original 6 provinces of Somalia Italiana the other 5 were Oltre Giuba, Basso Giuba, Benadir, Mudugh,and& Migiurtinia

Out of the original 6 only Benaadir and Hiiraan were failed to get their own state or annexed to another state. Qoslaaye can correct this egrigious error. There is enough parliamentary support/bribes make Hiiraan and Benaadir seperate state unless XSM wants to his people tied by the Garoowe 1/2 agreements that federally tax only beesha dhexe Somalia/Benaadir but not the other communities
 
when Hawadle had 7 mps out of Hiiraans 12 mps. These days are gone.
Screenshot_20230218-223046.jpg
 
Trending

Top