The Midlands
VIP
Siyaasi Qoono oo beesha dhexe Hiiraan ka soo jeeda ayaa la hoosgeeyay Hirshabelle wuxuu meesha ka saarayaa haraadigii regimekii hore beelaha "Xaqsoor" isku sheega iyo qashinka baarlamaanka laga buuxiyay 2016. Waxaa la dhisayaa baarlamaan cusub oo majority looga dhigayo Hawadle iyo Abgaal oo hada ka ah Minority. waa mid ka mid ah dalabaatka beesha Xawaadle ee ugu waa weyn oon ka qayb qaadan shirkii lagu dhisay Hirshabelle ee Jowhar. Waxaa jira kuraas qoondada haweenka ah oo kor loo hayo marka kuraastaas 18 ah in labada beelood loogu qaybiyo si siman ama in baarlamaanka lagu soo celiyo 70kii lagu aasaasey kadibna labada beeelood loogu daro xubno dheeraad ah. Baarlamaanka 90 laga dhigay ayadoo beelo 6 heestey markuu 70 ahaa hada heestaan 12 iyo kuwa kenyan ah iyo itoobiyaan oo laga buuxshey sababo la xiriiira fasaadka doorashada dalka. abgaal yo Xawaadle looguma darin xubno cusub kadib 70kii lagu aasaasey.
Anaga waxeena banaanka waaye sidaan sheegay waxaan nahay dad xor ah Hassan sh cid nooma dhaxeyso
Anaga waxeena banaanka waaye sidaan sheegay waxaan nahay dad xor ah Hassan sh cid nooma dhaxeyso