The Midlands
VIP
Ugu danbeeyn waxay u soo dhigteen jagadii murusade oo Xamar qeyb iskaleh Hassan Sheikh waxaa lagu dhahay markuu cusbaa HG hangool isaga haay hadii kale waa kula degi doonaan waa dhurwaa yur u baahan. Beesha murusade oo Ku shireysa Dayniile. Beesha murusade oo oo kaalinta 4aad ka gashey doorasha dalka waxay 50kooda cod ugu shubeen Xassan Shiikh ayagoo PM uga badalan karey Deni oo u horeeyay markaas halka HG siisay 15 cod. Hawiyenimo ay ugu hiiliyeen Hassan Sh maantana banaanka ay ku soo dhaceen.
Maalintii Cayr HG loo magacaabay Taliyaha NISA ayaa Xawaadle la siiyaay taliyaha socdaalka ilaa hada waa diidan yihiin inay booska wareejiyaan ayagoo isticmaalaya isbaarada Bukhaari. Iskuma heesan karaan hal jufo NISA iyo immigrationka. Aniga mucaarad kuma ihi Hassan Sheikh laakin waxaan uga digayaa khatarta HG: la shaqeyso laakin hangool isaga haay.

Last edited: