bidenkulaha
GalYare
Waxaan ugu hambalyeynayaa dhamaan dunida Islamka maalinta dhalashada Nebi Maxamed (SCW). Waxaa sanadkaan kaalinta ugu horeysa ka galay xuska dhalashada Nebiga dalka deriska iyo walaalaha nala ah ee Yemen, inkastoo meelo badan oo Soomaaliya kamid ah qudheeda si weyn looga xusay dhalashada suubanaheena Nebi Maxamed (SCW). Waxaan urajeynayaa walaalaheena reer Yemen in Ilaahay colaada iyo xasilooni darrada ka dul qaado,wadamada kale ee Islamka ah iyo dunida guud ahaanna waxaan urajeynayaa nabad & horumar.
#Mawliid
#Yemen
#Sanca
View attachment 240237View attachment 240238View attachment 240239