Comoros are Afro-Arabs that’s common knowledge as they have Arab blood due to being victims of the Arab Slave trade.
Most Arab countries were conquered and Arabized. Whether it be Berber Arabs,Egyptian Arabs,Levantine Arabs,Sudanese Arabs etc.
We’re geographically very close to the Arabs the only reason we didn’t become Arabized and conquered is because our ancestors were Warriors. We should embrace our rich history,language and culture
War sxbow, horta waan kugu mahadcelina insight-ka quruxda badan aad inta kusoo bandhigatay, waxaan filaya dad badan in ay qoraalkaaga aqoontooda ku kororsadaan, mowduuc walba waa in dhib loo baara ,
waan kugu raacsanahay hadalkaaga garaadka leh, taas na waa taariikhdeena dhabta , inkiri mayno isirkeena iyo meesha aan ka soo jeedno , 6000 oo sanadood Geeljire weligii soo jiray hasa yeeshe dadka maanta Soomaalinimada sheeganayo waa different breed lamid ma ahan awoowyaasheena jiilalka horre iyo qarniyada na soo dhaafay , waa nasiib daro in ay noqdeen kuwa maskaxda laga gumaysto, and we don't blame waa dad yaraantooda sun lagu talaalley , waxaad ka garan karta isla weyni dooda iyo sida ay wax u ficilaan markay runta ay soo dhadamiyaan wey murugoodaan sababto ah cognitive dissonance
Kuwa marwalba isku daayo inkiraada abtirsigooda waa gun nafsooda quustey , waa dameer kalsooni laheyn maxaa kalifay in ay madax adag yihiin iyo neceybka intaas la'eg u qabaan tix raaca asalkooda
futo carbeed iyo balaayo aan la garaneynin ayay daba socdaan sida garac aabihiis garan, kolay ma oran karo in ay ka duwan yihiin orgiga miyiga lagu wado