Dr. Cabdiweli Maxamud, Dr. Oscar koech iyo madaxa daaqa ayaa sagaal [9] baloog oo saddex nooc oo caws ah lagu tijaabiyey, maanta miisaamay inta tamar ah (Biomass energy) ee halkii mitir isku wareegba kasoo bixi karta, si loo ogaado inta calaf ah ee laga soo saari karo beeraha kala duwan ee daaqa lagu beeray.