I guess Farmaajo's felt the heat and bent the knee for Kenya, the Kenyan aggression in Beledxaawo and Gedo is the main reason the khat ban is lifted
Both Ethiopia and Kenya are fighting over the revenues the khat generates in Southern Somalia,Farmaajo's brother Hassan has managed to have a manopoly over the Khat trade in the Banadir region.
Hassan and Ali Yare(Deputy governor of Banadir) will be the only two allowed to import the drug into the south.

Dowladda Soomaaliya Oo Dib U Fasaxday Jaadka
January 25, 2021
Wasiirka wasaaradda Maalyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in la fasaxay jaad walba ee dalka la keeni jiray.
Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in ay waajib tahay in laqaato leesinka keenista Qaadka ee dowladda, Waxuuna sheegay Bayle in Dowladdu ay diidan tahay in dalka lakeeno jaad lasoo marsiiyay meelo aan habooneen .
Horay ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay u joojisay qaadka laga keeni jiray dalka gaar ahaan midka ka imaan jiray Kenya , iyada oo dad badan ay arrintaasi ku sheegeen inay tahay mid siyaasadeed.
Ganacsatada jaadka ee dalka Kenya iyo kuwa Soomaalida ayaa dhowr mar dalbaday in dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay jadka fasaxdo si lamid ah qaadka Itoobiya oo Soomaaliya si caadi ah loo keeno.
![]()
Dowladda Soomaaliya Oo Dib U Fasaxday Jaadka | Awdal Media
Wasiirka wasaaradda Maalyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in la fasaxay jaad walba ee dalka la keeni jiray. Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlayay…awdalmedia.com
Last edited: