Abkaal
Mudug menaces don't mince their words
Nabad!
Ereyada isku-kabayaasha ah (transition words), ee isbarbardhigga ah, waa muhiim. Fadlan aragti ku darso macnaynta ereyadan;
01 Although = in kasta oo
02 Anyway = sideedaba
03 But = balse, why do people widely use laakiin?
04 By contrast = marka loo eego
05 Conversely = ka soo horjeedkeeda
06 Even though = inkasta oo
07 However = hase yeeshee
08 In contrast = marka la garab dhigo
09 Nevertheless = haddana
10 Nonetheless = misana
11 On the contrary = ka soo horjeedkeeda
12 On the other hand = teeda kale
13 Regardless = aan loo eegayn
14 Whereas = halkii
15 While = iyada oo
16 Yet = misana
17 according to = iyadoo/iyada oo loo eegayo/ eegaayo (for the deep south)
Although I traveled east, i ended up west. Inkasta oo aan bari u socdaalay, galbeed ayaan ka soo dhacay.
Anyway, my teacher is clever. Siday doontaba, barahaygu waa xariif/Fariid?
She went to shop, but the store was closed. Waxay doontay adeeg, balse tukaanku wuu xidhnaa.
By contrast, you're more handsome. Marka [isaga] loo eego, adaa qurux/heybad badan.
Bal sii wad tusaalayaashana! Haddaad ereyo kale haysana nala wadaag. Please share with us if you have more words!
Mahadsanid.