Somali Linguistics Thread

Samaalic Era

QurboExit
I didn't know the entire list. I had an idea of what letters Somalis doubled. The letter D came to mind. As always when I am stuck on something, I consulted with professor google and read several links to see which one addressed the question asked.

I post the link on here

https://mataan20.wordpress.com/2014/07/31/ma-shibbanaa-mise-waa-shaqal/



Shibbane

B,T,J,X,KH,D,R,S,SH,DH,C,G,F,Q,K,L,M,N,W,H,Y.


The ones that double sometimes when Somalis talk/speak like in the word "Badda" = Sea( Note the Double D) are listed below.


The ones that Double


B,D,R,G,L,M,N.


According to the Article above, if we do not double, the meaning can change and he gave an example of this:

Carrab = Tongue
Carab = An Arab person.

By writing one "R", the meaning differes from writing double RR.

Now, Who can name Shibbane in ENGLISH?
Shibbane is mute.
 
In Af Somali, only A,I,E,O,U can be double. A consonant can not be double as Af Somali only has double vowels. So it should bw Shibane rather than Shibbane

Not really. the following consonants can be double: b, d, g, l, n, m, r

They are called double consonants or labbalaame.
 
Thanks Cuz. Appreciate the help in putting an English word to the Somali one. Sometimes I know the definition but can not pin a word to that.


And you have the consonant as a username :)

Ha ha ha. How original right?

I was playing with two meanings, a quiet person and also the linguistic consonant.
 

Samaalic Era

QurboExit
Not really. the following consonants can be double: b, d, g, l, n, m, r

They are called double consonants or labbalaame.
There are no double consonants in Af Somali. There are only double vowels. All Somali scripts use 5 double vowels as shown below
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Osmanya_script
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Kaddare_alphabet
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Wadaad_writing

Also, a consonant is called Xaraf while a vowel is called Shaqal. Shibane comes from Shib as in Shib iska dheh. Shibane is a mute or quiet person. Aamuusaneh is also the same thing
 
Bro xaraf means letter, as in letters of the alphabet, and shaqal is called a diacritical mark in linguistics, like the slashes on top and below arabic letters.

I don't want to argue with you. It is up to you whether you want to understand or not.

For those interested in Somali grammar, there are great books by Liibaan Axmad and Cabdalla Mansuur.

You can check all these and much more.
 

one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
@Samaalic Era Listen to Shibbane, he's right.
Xarfo= Shibannayaal+Shaqalle
Shaqal gaaban: a,e,i,o,u.
Shaqal dheer(Double vowels): aa,ee,ii,oo,uu.
Shibbane: b,t,j,x,kh,d,r,s,sh,dh,c,g,f,q,k,l,m,n,w,h,y.
Shibbanaha labanlaabma(Double consonants): Ma nala garaad baa? aka m,n,l,g,r,d,b.
Some linguists also tend to add:
Dh: Without a doubt, Dh can be a double consonant.
For example: (Iyada/Feminine): Hadhay(should actually be Hadhdhay), Xidhay=Xidhdhay, Badhay=Badhdhay, Gabadha=Gabadhdha, Weedha=Weedhdha etc.
Guddiga(the committee) deemed it would be "too ugly" to write double DHs, that's why poor dh is almost never mentioned along with other double consonants despite being one.
According to my awoowo, a lot of linguists were from the very beginning against consonants like DH, SH and KH, they wanted to replace them with other letters we don't use like V, P and Z.
Y= Tends to Flip-flop between being Shibbane and Shaqal.
These articles explain the importance of the double consonants:
http://somaliwiki.com/index.php/2017/02/22/xarfaha-labalaabma/
http://www.raadnews.com/2017/11/06/shibbanayaasha-labanlaabma/
https://wardheernews.com/wp-content...habboon-ee-Af-Soomaaliga-wq-Ibraahim-Hawd.pdf
This is more of a rant lol:
https://duncarbeed.blogspot.com/2016/04/dadkani-miyaanay-afka-u-dhalan-qalinkii.html
 

one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
.Afsoomaaligaada waa qatar. Macallin ii noqo in abti. Iska soo xaadiri meesha si aad ii saxdid markaan qaldanahay.

Afsoomaaliga waan aqaan laakiin kuma ihi khabiir. Dhal magaalo afsoomaali fiican ma yaqaanaan :)
Walaal, horta waad mahadsantahay ee se macallin is a bit too much, dad badan oo igaga badiya Af-soomaliga ayaa soo gala meesha.
To name a few: @Fiidmeer, @BankaTuyo, @TimaJilic, @Nalle, @Magool etc. Since Fiidmeer is pretty much the only one active here, let's make him the official barre/macallin.:nvjpqts:

Also, the links you posted are not clickable. Mar kale soo dhaji si aan u eego. Waan ka helaa wax akhriska.

barasho wanaagsan Cawo.


Cawo = Habeen, Nasiib? Sax miyaa?


Waa ku mahad san tahay ka qayb galka meesha.
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/785/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Juqraafi.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/803/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Xisaab.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitst... bixinta ee Bayoolaji_1987_42pag_lavorato.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/788/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Fisikis.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/787/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Kimistari.pdf
If the links still aren't working, try these instead:
https://manhajka.com/dictionary-buugaagtii-qaamuusyada/
or
https://groups.google.com/forum/#!msg/gahidh/EJ9ZRnpKL0o/ag4J18WubiAJ

Cawo= Nasiib.
Adaa Mudan:geek:

Cawo Cawlo,


Kusoo qor Cudurrada Guud Afsoomaali intaad marka hore Ingiriisi Erayada ku Qorto. Wax badan kama aqaan Cudurrada. Haddaad meel ku ogtahay liis erayada caafimaadka iyo tarjumaaddooda Englishka ah, noogu faa'iidee Abaayo.

Abaayo = Sis, southern version that is equivalent to Inadeer, Ina abti, Walaal. :)


Cawo, meesha noo nuuri inshallah.
Amba saa ugu ma fiicni cudurada, runtii. Inta iska guudka ah ee dadku wada yaqaan mooyane ma dhaafiyo lol.
You can learn a lot from the Biology erey-bixin dictionary I posted above. For instance, I didn't know there was a Somali word for Malaria, apparently it's called "Duumo".
Infection means "hambaabuq" ....First time hearing it. I'm only familiar with caabuq....
Hmm. Malaa liiskaan caafimaad baa wax badan kaa caawin lahaa?:
https://medlineplus.gov/languages/somali.html
...O-or maybe Barre @Fiidmeer is here to save the fiid?:****aanyolaugh: Mana dhaantaa adigu?

What is Schematic"s" in Somali? Naqshad? Sounds arabic though lol.
Erey-bixin ka samee Schematic.:****aanyolaugh:

Nashqad is Arabic. How about Farshaxan or just shaxan?
What is compound in Somali?
Compound= Iskudhis.
 
Walaal, horta waad mahadsantahay ee se macallin is a bit too much, dad badan oo igaga badiya Af-soomaliga ayaa soo gala meesha.
To name a few: @Fiidmeer, @BankaTuyo, @TimaJilic, @Nalle, @Magool etc. Since Fiidmeer is pretty much the only one active here, let's make him the official barre/macallin.:nvjpqts:


http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/785/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Juqraafi.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/803/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Xisaab.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/868/1/Qaamuuska eray bixinta ee Bayoolaji_1987_42pag_lavorato.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/788/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Fisikis.pdf
http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/787/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Kimistari.pdf
If the links still aren't working, try these instead:
https://manhajka.com/dictionary-buugaagtii-qaamuusyada/
or
https://groups.google.com/forum/#!msg/gahidh/EJ9ZRnpKL0o/ag4J18WubiAJ

Cawo= Nasiib.
Adaa Mudan:geek:



Amba saa ugu ma fiicni cudurada, runtii. Inta iska guudka ah ee dadku wada yaqaan mooyane ma dhaafiyo lol.
You can learn a lot from the Biology erey-bixin dictionary I posted above. For instance, I didn't know there was a Somali word for Malaria, apparently it's called "Duumo".
Infection means "hambaabuq" ....First time hearing it. I'm only familiar with caabuq....
Hmm. Malaa liiskaan caafimaad baa wax badan kaa caawin lahaa?:
https://medlineplus.gov/languages/somali.html
...O-or maybe Barre @Fiidmeer is here to save the fiid?:****aanyolaugh: Mana dhaantaa adigu?


Erey-bixin ka samee Schematic.:****aanyolaugh:

Nashqad is Arabic. How about Farshaxan or just shaxan?

Compound= Iskudhis.
Walaal:ftw9nwa::ftw9nwa:
Qaar badan baa iiga badiyaa afka ayy see waraabe uu taag baan ku dhex noqon laha markeey boqorrada luqadaa ayy afka kala qaadaan.
 

one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
Walaal:ftw9nwa::ftw9nwa:
Qaar badan baa iiga badiyaa afka ayy see waraabe uu taag baan ku dhex noqon laha markeey boqorrada luqadaa ayy afka kala qaadaan.
Haha waa yeelkeede, inta ay boqorradaas ka soo xaadirayaan aynu iska sii booteeyno.:shookgabre:

Adigaaba i dhaama oo waxaad soo taxday erayo aan hore u maqal. :salute:.
Hore ayaan kuugu arkay in these types of threads. I also learnt a lot from your posts.:nvjpqts:
Aynu kala gadisano aqoonta, inshallah.
 
Top