Somali language is considered as one of the ugliest languages in the world

Status
Not open for further replies.

J-Rasta

Inactivated
VIP
Hahaha war ma afkeeni bay noo soo
dhigeen balaayo niman arag
ayaga san baaldhiga u wada eg sida danyeerta u ciyiyaa ayay kalsooni isku qabaan
war bal yaa usheega runta sida bisada ayay u niyad jabi lahaayeen
Wallee iyo bille cuqdada ayaa ka soo kamkamaya kuwaan
Weyna isla qumane yihiin

Markay Zulu iyo Xshona ku wada hadlaan I cringe internally fucking spastic xoolos

Kkkkkkk
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top