Somali joke

Status
Not open for further replies.
Please put an effort to read it people, ha ka baaqina I know its long but my somali is pretty basic so easier to read. Plus waxaa ficaan in la isku dayo anyway

Nin baa maalin wadada iska maraayay marku arkay islaan keligeeda iska socoto, hor iyo gadaal sidi qof dhunsan oo kale.

Islaanta intuu u tagay, waxuu warsaday waxay raadinaysay. Waxay ku jawabtay "Maanta markaa banaanka u so baxay, shillin baan dhulka ka helay. waxaa is lahaa jab rooti ama tufaax aa iska gadatid- show, hadii aan tukaanka gaarey, shillinki baa waayay. "

"anaa kula xulaayo" bu ninka yiri. Cabaar kadib ayaga oona wax heelin, habarta u ujestay " inu meeshaa kaga dhacay ma hubtaa?" "maya, ani oo luuqaas maraayo baa igu dambeyay" ninka aminkaan wu yaabey. "haye, maxaa meeshaan na keenay??? Islaanta na, ayada xataa nafteeda waa yaabtey, "Mugdigaas miyaa wax laga heelaa?

Also feel freee to share yours or any stories you have
 
Illahay ba kugu dharshe i heard you were agnostic have you ever heard dukaan? ninka ruunte usheeg lahjadaas maxa weeye qaldaan kkk

Reer woqooyi use Tukaan, your qaloocan ass uses Dukaan. Your Aabos (Kacaan) educational books feature the word that your folk use. This is where your Qaloocan ass learned to write somali from. This is your lahjad.

For those of you who want to see, Go to page 115: http://manhajka.com/afsoomaali/Af- Soomaali Bugga 1.pdf
 
Nin Reer Mudug ah yaa waxaa loo soo iibiyay IPhone 7, oo ahaa teleefonkii ugu horreeyay uu isticmaalo, waana la dareensiiyay qiimaha uu ku fadhiyo. Asagoon is ogayn buu wuxuu teleefonkii ku ritay jeebkiisa dambe. Goortuu fariisan lahaa yaa wuxuu maqlay shanqar ka soo yeedhay. Ku yeh ”Allow laf dhabartayda ka dhig” :ftw9nwa:
 

one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
Ku yeh ”Allow laf dhabartayda ka dhig” :ftw9nwa:

Dhabar..TAYDA
tenor.gif


I thought reer Mudug spoke the correct/standard Somali? Unless that's the joke because, I didn't get it.....
 
Guys: Su'aal aan idin waydiiyo: hoyadaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Ladies: aabahaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Hayaha ku yaaca Hala waasho.:siilaanyolaugh:


Let's see who can answer.
 
Dhabar..TAYDA
tenor.gif


I thought reer Mudug spoke the correct/standard Somali? Unless that's the joke because, I didn't get it.....

Dhabar is mansculine —> dhabarkayga. But when ”laf” is added, a feminine word, the word becomes feminine. Lafdhabartayda is the correct way to say it.

The joke is he would rather break his back than break his phone.
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Dhabar..TAYDA
tenor.gif


I thought reer Mudug spoke the correct/standard Somali? Unless that's the joke because, I didn't get it.....

It is perfectly Somali. Laf dhabar, is backbone/spine. Laf dhabartayda meana my backbone. The word Laf makes it female, without laf, it would have been dhabarkayga. Maybe thats what confused your qaldaan ass.

He was told how much the Iphone costs and when he heard a broking sound, he wished it was his spine that broke instead of the expensive Iphone
 
Guys: Su'aal aan idin waydiiyo: hoyadaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Ladies: aabahaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Hayaha ku yaaca Hala waasho.:siilaanyolaugh:


Let's see who can answer.

Adeer gacaliye hooyaday garoobnimadeeda iyo guurkaygu waa kala labee haddaan doono afar baan guursan.

Teeda kale nimanku ma garoobo bay noqdaan waa yaabe kkkkkkk
 
Guys: Su'aal aan idin waydiiyo: hoyadaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Ladies: aabahaa oo garoob ah ma guursan kartaa?

Hayaha ku yaaca Hala waasho.:siilaanyolaugh:


Let's see who can answer.
Naag ma guurasta, waa la guursada, nin maa garoob la dhihi karaa :mahubowtf: ihad no idea
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
Please put an effort to read it people, ha ka baaqina I know its long but my somali is pretty basic so easier to read. Plus waxaa ficaan in la isku dayo anyway

Nin baa maalin wadada iska maraayay marku arkay islaan keligeeda iska socoto, hor iyo gadaal sidi qof dhunsan oo kale.

Islaanta intuu u tagay, waxuu warsaday waxay raadinaysay. Waxay ku jawabtay "Maanta markaa banaanka u so baxay, shillin baan dhulka ka helay. waxaa is lahaa jab rooti ama tufaax aa iska gadatid- show, hadii aan tukaanka gaarey, shillinki baa waayay. "

"anaa kula xulaayo" bu ninka yiri. Cabaar kadib ayaga oona wax heelin, habarta u ujestay " inu meeshaa kaga dhacay ma hubtaa?" "maya, ani oo luuqaas maraayo baa igu dambeyay" ninka aminkaan wu yaabey. "haye, maxaa meeshaan na keenay??? Islaanta na, ayada xataa nafteeda waa yaabtey, "Mugdigaas miyaa wax laga heelaa?

Also feel freee to share yours or any stories you have
Damn, your Somali is too high level for me.
:jaynerd:
@Cognitivedissonance Dukaan and Tukaan are the same shit, let's move and share Somali jokes.
So that's what a tukaan is.
:ohhh:
I was thinking about Toucan Sam.
91ZlvRAdYjL._SY450_.jpg

:pachah1:
 
This one was pretty long so I shortened it.

Beri waxa jirey inan(boy) la odhan jirey Guuleed oo la deganaa ayeydii. Guuleed wuxuu ahaa mid saaqid ah oo mar walba imtixaanka wuxuu ka heli jiray 0/100. Markaa wuxuu u beddeli jiray 100/100 si aanay ayeydii u ogaan. Kadibna waxaa la gaadhey maalintii kaalmaha la kala galay la sheegayay.

Ayeydii oo aad u faraxsan ayaa iyadoo dhar aan innaba caadi aheyn soo xidhatay oo rajeyneysa in uu Guuleed galayo kaalinta 1aad soo fadhiisatay meeshii lagu qeybinayey abaalmarinta. Waxa la bilaabmatay yeedhintii kaalmaha. Ayeydii oo aad u faraxsan ayuunbaa la yidhi hebel ayaa kaalintii 1aad galay. Iyadoo yaaban ayey islahayd kolley ta 2aad ayuu galayaa. Markaasay ka weydey magiacii inanka. Inta ay kacday ayey cabaadday oo ay tidhi"Macallin inanka aan ayeyda u ahay imtixaan kasta wuxuu ka heli jiray 100/100 meeshana kuma arko" markaas ayuu macallinkii weydiiyey inanka ay sheegayso.

Markii ay tustay Guuleed ayuu macallinkii gartay in uu inankii saaqidka ahaa oo imtixaan walba ku dhici jirey. Macallinkii wuxu yidhi"su'aal ayaan Guuleed weydiinayaa haddii uu garto kaalinta 1aad buu galayaa oo waxa la siinayaa abaalmarin". Guuleedna wuu isku naxay illeen wuu ogyahay in uu been u sheegi jiray ayeydii. Ayeydiina waxay tidhi"soo daa su'aasha".

Macallinkii isagoo dhoola caddaynaya ayaa yidhi" waxaad sheegtaa magac nabi nabiyada ka mid ah".

Guuleed intuu fikiray oo fikiray markaas ayuu yidhi fircoon.

Markaasey ayeydii ugu dartay calayhi salaam.

Macallinkii isagoo yaabban ayaa ku yidhi" labadiinuba waad kala darantihiin ee meesha ka yaaca".
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top