Shock throughout somaliweyn , as a beutiful young reer burco boy sings in Sahan got talent.

Kamaal

Sidii roon Raba og
Why are you making fun of Miskiinka? Nin wadaad ah baad u eegtahay miyaanad ilaahay ka cabsaneynin!
 

Caaro

I do something called "what I want"
2021 GRANDMASTER
VIP
Why are you making fun of Miskiinka? Nin wadaad ah baad u eegtahay miyaanad ilaahay ka cabsaneynin!
wadaad? :heh:

war ninyahow si fiican u eeg profile picturekiiso markaasna ii laabo lmao
 

Trending

Top