The Midlands
VIP
This usless Xerow who cant fix his own clan wants "to fix Somalia"
#DEGDEG
Wararka aan ka heleeyno deegaano hoos yimaado degmada cadale oo gobolka sh dhexo oo lugu Kala magacaabo tuulada lamagaras iyo tuulada cadaw.uul waa war murugo leh
Waxaasa dhibaata ah mar. Waliba hadii dhiig la daad.sho oo wiil yar nolol maal.meed.kiisi raad.saaye oo dhax ina loo galo oo la dilo oo la dhaho qabiil hebel iyo qabiil hebel ayaa dilay waa Arin aanan xaal laga gaareen mar.walbia hadii shib laga dhoho oo lugu faano anagoo hebel ah in.taas ayaan qabiill hebel ka soo dilnay wllhi dhiigii muslimka wax qiimo ah lama ba lahan dadka hada jiro wllhi waxaa wadar mar aan arkay dad ku faanaa oo dhahaayaan laandheerayaal aa nahay wllhi bilaahi saas dhaqan noo maahaan
Waxaa wili lugu jiraa Heshiiskii burka dirimeed ow hurmuudka ka ahaaay madaxweyne sh #shariif #sh #axmad ow ku doonaaye in xaal waara laga gaaro balse Cawa xiisad kale ayaa ka taagan tuulada lamagaras deegaano hoos yimaado
Allow wax magaratada Kala qabo wllhi meel Nala ga.heeso ma aqaan balse waxaan is Lee yahay ani ahaan dadka mar.waliba saas isku dilaa
yo amaa dhaxdooda laga shaqeeyow hayaa
Allow amuuraha sahal oo Kala qabo dadka halkaas isku dilaayo sida micna. Darad ah
Boqorka Miirtqwo

Last edited: