Sharifow failed Cawaan infighting continues

This usless Xerow who cant fix his own clan wants "to fix Somalia" 🤣🤣


Screenshot_20231010-201031.jpg

Screenshot_20231010-201045.jpg



Screenshot_20231010-200438.jpg


#DEGDEG

Wararka aan ka heleeyno deegaano hoos yimaado degmada cadale oo gobolka sh dhexo oo lugu Kala magacaabo tuulada lamagaras iyo tuulada cadaw.uul waa war murugo leh 😭😭

Waxaasa dhibaata ah mar. Waliba hadii dhiig la daad.sho oo wiil yar nolol maal.meed.kiisi raad.saaye oo dhax ina loo galo oo la dilo😢 oo la dhaho qabiil hebel iyo qabiil hebel ayaa dilay waa Arin aanan xaal laga gaareen mar.walbia hadii shib laga dhoho oo lugu faano anagoo hebel ah in.taas ayaan qabiill hebel ka soo dilnay wllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dhiigii muslimka wax qiimo ah lama ba lahan dadka hada jiro wllhi waxaa wadar mar aan arkay dad ku faanaa oo dhahaayaan laandheerayaal aa nahay wllhi bilaahi saas dhaqan noo maahaan

Waxaa wili lugu jiraa Heshiiskii burka dirimeed ow hurmuudka ka ahaaay madaxweyne sh #shariif #sh #axmad ow ku doonaaye in xaal waara laga gaaro balse Cawa xiisad kale ayaa ka taagan tuulada lamagaras deegaano hoos yimaado

Allow wax magaratada Kala qabo wllhi meel Nala ga.heeso ma aqaan balse waxaan is Lee yahay ani ahaan dadka mar.waliba saas isku dilaa
Screenshot_20231010-200752.jpg
yo amaa dhaxdooda laga shaqeeyow hayaa

Allow amuuraha sahal oo Kala qabo dadka halkaas isku dilaayo sida micna. Darad ah 😭😭😭

Boqorka Miirtqwo
 
Last edited:
This usless Xerow who cant fix his own clan wants "to fix Somalia" 🤣🤣


View attachment 298135
View attachment 298136


View attachment 298131

#DEGDEG

Wararka aan ka heleeyno deegaano hoos yimaado degmada cadale oo gobolka sh dhexo oo lugu Kala magacaabo tuulada lamagaras iyo tuulada cadaw.uul waa war murugo leh 😭😭

Waxaasa dhibaata ah mar. Waliba hadii dhiig la daad.sho oo wiil yar nolol maal.meed.kiisi raad.saaye oo dhax ina loo galo oo la dilo😢 oo la dhaho qabiil hebel iyo qabiil hebel ayaa dilay waa Arin aanan xaal laga gaareen mar.walbia hadii shib laga dhoho oo lugu faano anagoo hebel ah in.taas ayaan qabiill hebel ka soo dilnay wllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dhiigii muslimka wax qiimo ah lama ba lahan dadka hada jiro wllhi waxaa wadar mar aan arkay dad ku faanaa oo dhahaayaan laandheerayaal aa nahay wllhi bilaahi saas dhaqan noo maahaan

Waxaa wili lugu jiraa Heshiiskii burka dirimeed ow hurmuudka ka ahaaay madaxweyne sh #shariif #sh #axmad ow ku doonaaye in xaal waara laga gaaro balse Cawa xiisad kale ayaa ka taagan tuulada lamagaras deegaano hoos yimaado

Allow wax magaratada Kala qabo wllhi meel Nala ga.heeso ma aqaan balse waxaan is Lee yahay ani ahaan dadka mar.waliba saas isku dilaaView attachment 298134yo amaa dhaxdooda laga shaqeeyow hayaa

Allow amuuraha sahal oo Kala qabo dadka halkaas isku dilaayo sida micna. Darad ah 😭😭😭

Boqorka Miirtqwo
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 

Jungle

VIP
Abgaal waa ku sastay eboow ileen waa nugu hoos nooshahiin laangaab yahow isnacay. All your politicians live in Abgaal districts whether it be Medina, Yaaqshid or Abd Aziiz. Edeb yeelo duli

Allaha u naxariisto wiilasha tiirka aa la soo taaga insha allah
 

Trending

Top