I hope the SFG just stop the games because it looks terrible and shows they want the status quo to continue so the informal economy isn't disturbed from bakaraha to all the 'suuq' in Somalia. The constitution is clear as day. They gave the SFG power over all 'regions formed' after the SFG, this doesn't include PL/SL. They are totally independent for anything even foreign affairs they don't need to be involved in the south. The idea is SOUTH needs to convince their people first, ha is-qurxiyan, ha is-qanciyan, haday centralism uu shaqaynayso iyo haday federalism shaqaynayo we will see, Somali shan dhaqiiqo ayay soo raci doonta because their not the problem. I litearlly mean in seconds because yaa diidayo qaran tanasul bay samaynayan haday arkan xal hawiye la gaadhay. So stop wasting time on PL OR SL, just focus on your mandate. Convince the Hawiye first not baydhabo or jubbaland which is other tribes, they will tell you horta dadkina ka soo dhadhiciya.
Markay hawiye si qurux uu eekato oo mamul iyo kala dambayn jiro markasi ayaa dastur rasmi ah oo dalka dhan laga hadli kara. It all depends on what the hawiye agree on, marka yaysan meel kale ku mashqulin except hawiye gudaheeda. Wallahi waxay arki doonan meeshay ka socon la'dahay dalka. The nation bit by bit ayaa loo dhisa and we will see meeshay ka bakhtisan tahay ama ka gudub la'dahay. I am certain markay hawiye isracan waxay doonto ha ahaate centralism or federalism, waxad arkaysa baydhabo soo raca kadib jubaland. Till then xitaa inay fara gashtan baydhabo ama kismaayo waa arin dadka dhan ka yaabiso. Waxay uu eek tahay in gadaal suuqa bakaraha niin siyasi oo share leh ka soo riixayo in dalka la si qaso oo meelo aan dhib oolin laga dhex abuuro si status quo la si haayo.