Several dead after clashes in Laasqoray, Hadaaftimo & Yubbe between Somaliland & Puntland states

Bohol

VIP
Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saaka halkaas uu dagaal ku dhex-maray Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka Puntland. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar uga dhacay Degamda Laasqoray, wuxuuna dhexmaray Ciidamo ay kala wateen Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Degmada Badhan ee Somaliland Maxamuud Xaamud. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya inay maqlayeen rasaas labada dhinac ay isku dhaafsanayeen gudaha Degamda Laasqoray ee Gobolka Snaag, isla markaana dagaalka uu ka dhashay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

https://wargane.com/2020/02/25/deg-...BAEBXUa5BK655NMbdC2jQXNvLoKVyWdKC6I6xuUOjdYX0
 
"It sounds like two prostitutes fighting over a customer "

giphy.gif
 

Trending

Latest posts

Top