The Midlands
VIP
Abgaals are now in Al kawsar wich is not far from Aadan yabaal. This confirms what i said yesterday we protect Aadan Yabaal and all their towns and villages near the border with Hiiraan bc obviously they failed with 10k Somaliwayn army to defend their territory. Orodkey ka soo bilaabaan cowsweyne waxay ku istaageen Cali Axmed that borders hiiraan 

Bal horta marka hore noo qura xoreentii aan aadan yabaal ilaa ceelbaraf idiin xoreeynay ka hor you are ungrateful jasaariin already we lost hundreds of boys in Cowsweyne oon soo badbaadinay adinkoo ka soo cararey habarteed ay ka tahay xoreyn danbe

SHaranshuurkii aad hotelada u kireen jurteen u yeerta ha idin ka saaraan aduun waaye dadkii saas ahaa oo hadana tuugaya

ASC
REER HIIRAAN GUUD AHAAN DADKI SHARAFTA BADNAA EE AAN MUDO LA SOO NOOLAAYOOW DHIB IYO DHEEF KUWAAN WADA QEEYBSANOOW MAR LABAAD ASC..
GAAR AHAAN WAXAAN MACAAWISLEEYDA REER HIIRAAN WAAN IDIN SALAAMAY KUWAAN DHINACA ISI SAARNA GOOBTA DAGAALKA WAAYO BADANOOW GUULEEYSTA MAR WALBA.
CAAWO WAXAAN IDIN LEEYAHAY HAL KELMAD DALKA DADKA IYO DOOWLADNIMADU WAA IDIN TEBEEN INKASTOON ANIGU HADA XIL DOOWLADEED HEEYNIN BALSE WAXAAN QEEYB KA AHAY DAGAALKA LAGULA JIRO KHAWAARIIJTA WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IYADOON SHARUUD IYO IS DHALIILID JIRIN INAAD GOOBTA LUGTA KALE SOO GASHATAAN WAA LEEYDIN TEBAY HADAAN DHEXDIINA INTAAN JOOGAY HALMAALINBA ALAHA KA DHIGEE AY II TAALO WAXAAD IGU XASUUSATAAN I AQBALA OO SOOMAALI IYO DAGAALKA KHAWAARIIJTA HOGAANKI AAD U HEEYSEEN GACMAHA UGU SII DHUUJIYO EE GOOBTA LUG WAA IDIINKUGU JIRTAAYE LUGTAAD DABCISEEN KU SOO CELSHOO XOOG U YEELA
XAGEEYGA IXTIRAAM BADAN AAD KU LEEDIHIIN DAGAALKAAD HORMUUDKA U AHEEYDEEN AAN MARKALE DARDAR GELINO
WAAD MAHADSAN TIHIIN TIIRKI DOOWLADNIMADA AYAA TIHIIN SOOMAALI WAA IDIIN BAAHAN TAHAY MAANTA
HADALKEEYGA YAAN QALAD LOO FAHMIN SOOMAALIYEEY WAXAAN LA HADLAAYO WAA DADKI HOGAANKA U AHAA DAGAALKA KHAWAARIIJTA DHAMAAN WAAN WADA GALNAY DAGAALKA LAAKIN WAA FOOL HORAADKI WAXAAN LA HADLAY SOOMAALIYEEY DAGAALKA AAN XOOG U YEELNO ..
SOOMAALIYA GUUL INSHA ALLAH

Last edited: