REER CEELDHEER TAREEDISHO PLEASE REER HIIRAAN HELP US KKKKK

Abgaals are now in Al kawsar wich is not far from Aadan yabaal. This confirms what i said yesterday we protect Aadan Yabaal and all their towns and villages near the border with Hiiraan bc obviously they failed with 10k Somaliwayn army to defend their territory. Orodkey ka soo bilaabaan cowsweyne waxay ku istaageen Cali Axmed that borders hiiraan 🤣🤣🤣🤣🤣

Bal horta marka hore noo qura xoreentii aan aadan yabaal ilaa ceelbaraf idiin xoreeynay ka hor you are ungrateful jasaariin already we lost hundreds of boys in Cowsweyne oon soo badbaadinay adinkoo ka soo cararey habarteed ay ka tahay xoreyn danbe 🤣🤣
SHaranshuurkii aad hotelada u kireen jurteen u yeerta ha idin ka saaraan aduun waaye dadkii saas ahaa oo hadana tuugaya 🤣🤣

ASC

REER HIIRAAN GUUD AHAAN DADKI SHARAFTA BADNAA EE AAN MUDO LA SOO NOOLAAYOOW DHIB IYO DHEEF KUWAAN WADA QEEYBSANOOW MAR LABAAD ASC..
GAAR AHAAN WAXAAN MACAAWISLEEYDA REER HIIRAAN WAAN IDIN SALAAMAY KUWAAN DHINACA ISI SAARNA GOOBTA DAGAALKA WAAYO BADANOOW GUULEEYSTA MAR WALBA.
CAAWO WAXAAN IDIN LEEYAHAY HAL KELMAD DALKA DADKA IYO DOOWLADNIMADU WAA IDIN TEBEEN INKASTOON ANIGU HADA XIL DOOWLADEED HEEYNIN BALSE WAXAAN QEEYB KA AHAY DAGAALKA LAGULA JIRO KHAWAARIIJTA WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IYADOON SHARUUD IYO IS DHALIILID JIRIN INAAD GOOBTA LUGTA KALE SOO GASHATAAN WAA LEEYDIN TEBAY HADAAN DHEXDIINA INTAAN JOOGAY HALMAALINBA ALAHA KA DHIGEE AY II TAALO WAXAAD IGU XASUUSATAAN I AQBALA OO SOOMAALI IYO DAGAALKA KHAWAARIIJTA HOGAANKI AAD U HEEYSEEN GACMAHA UGU SII DHUUJIYO EE GOOBTA LUG WAA IDIINKUGU JIRTAAYE LUGTAAD DABCISEEN KU SOO CELSHOO XOOG U YEELA
XAGEEYGA IXTIRAAM BADAN AAD KU LEEDIHIIN DAGAALKAAD HORMUUDKA U AHEEYDEEN AAN MARKALE DARDAR GELINO
WAAD MAHADSAN TIHIIN TIIRKI DOOWLADNIMADA AYAA TIHIIN SOOMAALI WAA IDIIN BAAHAN TAHAY MAANTA
HADALKEEYGA YAAN QALAD LOO FAHMIN SOOMAALIYEEY WAXAAN LA HADLAAYO WAA DADKI HOGAANKA U AHAA DAGAALKA KHAWAARIIJTA DHAMAAN WAAN WADA GALNAY DAGAALKA LAAKIN WAA FOOL HORAADKI WAXAAN LA HADLAY SOOMAALIYEEY DAGAALKA AAN XOOG U YEELNO ..

SOOMAALIYA GUUL INSHA ALLAH

Screenshot_20230830-012423.jpg
 
Last edited:

convincation

Soomaali waa Hawiyah Iyo Hashiyah
VIP
I don’t get how this is supposed to be an L, We need as many people on the ground as we can get if we want to get rid of the terrorists for good. He’s clearly speaking on behalf of the Qaran, not Qabil
 
bidenkulaha

GalYare
He deleted the post lol.

The SNA has given up on Waceysle. There’s no need for conspiracy. Started breaking down on clan lines. XL begun pulling, then other hawiye sna. Eventually what is left was non-hawiye sna + Harti Abgaal. Harti Abgaal pulled out. And the only sna left was Darood+D&M+Dir who pulled out as soon as harti Abgaal did.

People are trying to blame this on khilaaf and some complaints about fuel or food. It looks like it’s just lack of morale and the last straw was Cowsweyne. You can see in the Shabaab video, it’s actually Waceysle miyi folk are stripping the dead SNA bodies and some taking credit.

Danab has been pulled out to Ceelbuur from Galcad. 26th brigade too.

25th brigade is completely in tatters after the Cowysweyne attack. It will need to be reconfigured, take a long while.
 
Dal xuraaye hassan sheikh.
 
Despite the problems in Galguduud, shabellaha Dhexe, Hiraan and Mudug progress hasn’t been wasted.

Inshallah we can restart and learn from the mistakes and problems the SNA is facing in Galguduud

What happened to the 15k soldiers you said culusow trained in uae/Egypt and Uganda?
 
bidenkulaha

GalYare
What happened to the 15k soldiers you said culusow trained in uae/Egypt and Uganda?
3k are around Ceelbuur (Ali bin thalib). 3k are near bacadweyne (Abu Dujaanah). 6k were the guys around shabellaha dhexe (Khalid bin Walid and umar bin khadab). 3k are the Xamar military police.
 
Trending

Latest posts

Top