WAR SAXAAFADEED CUSUB:
War saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Jabhadaha midoobay ee GSF(Gadabuursi Salvation Front) iyo Jabhada Badbaada Xeebaha Awdal oo umidaysan badbaadada shacabka iyo Dhulka Samaroon ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa noo xaqiijiyey in dad ka badan 2700 oo dhalinyaro ahi iska soo diiwaan galiyeen Xarunta tabarada ee jabhadahaasi midoobay.
![]()
I don't hype I just share what I read from what I read there are 2 groups GSF and Jabhada Badbaada Xeebaha Awdal which the OP sharedYou lot hype every rebel group so much then shut up when they disappear then hype the next one...
Where's the Awdal State President hahaha or the martin guy or even caare who used to be making videos everyday
I don't hype I just share what I read from what I read there are 2 groups GSF and Jabhada Badbaada Xeebaha Awdal which the OP shared
WARARKII UDANBEEYEY EE JABHADA GSF IYO CIIDAMADA KU SOO BIIRAY:
Wararka aan ka helayno Jabhada GSF(Gadabuursi salvation front) oo kamida dhaqdhaqaayada badbaadinta Beesha Samaroon iyo degaanka Beesha Samaroon Awdal ee waqooyiga Soomaaliya ayaa gacmofuran Ku soo dhaways ciidamo ku dhawdhaw 4000 oo askari. Waxa kale oo hogaanka jabhada laga soo xigtay inay wadashabqay cusubi ubilaabantay qabiilada darafyada iskaashigaasi oo laxidhiidha dhinaca tababarka, wadaaga hubka, sirdoonka iyo saanadeha kale muhiimka u ah hawl galkooda.
![]()
You lot hype every rebel group so much then shut up when they disappear then hype the next one...
Where's the Awdal State President hahaha or the martin guy or even caare who used to be making videos everyday
Nice name.I don't hype I just share what I read from what I read there are 2 groups GSF and Jabhada Badbaada Xeebaha Awdal which the OP shared

Nice name.
![]()