Rays Modern Academy oo ah xarun waxbarasho oo nooceedu ku cusub yahay Puntland ayaa laga furay Magaalada #Qardho.. waxay isugu jirtaa xadaano, Dugsi hoose/Dhexe iyo sare, Qayb boarding ah, Beero lagu nasto iyo garoomo lagu ciyaaro xiliyada nasashada.