Puntland President: We dont have enough weapon(qalab) to fight cadawga midnimada(Somaliland)

Status
Not open for further replies.

Farm

VIP
Kollay af somaligu way ku yara adagtahay. This talk waa political, markaad maqashid "midnimada puntland", wuxuu ujeeda gobolada laysku haysta(SSC). Cadawga(non friend) midnimada(union) puntland buyidhi, taana waa Somaliland. Waana hadal siyaasadeed. You news post waa complete different

I didn’t watch your clip, but he was asking for aid to fight terrorists who are against the unity of the people of PL and Somalia... that’s what every news site reported.
 

kaluumayste

Take the Poo to the loo
Waxaan umalaynayaa in af somaligu kugu adag yahay, lakiin ha seyeeshee inaga af reer somalilander kuma hadalno.


"Cadow degaane kale ka imaanaya oo raba in ay midnimada iyo wada jirka puntland ey wiiqaan"

Qolo walba oo kasoo horjeeda midnimada iyo wada jirka puntland waa cadow, sidaas ayuu madaxweynaha kawadaa.
 
This isn't news, everyone knows this Somaliland Armed Forces is better equipped why they couldn't get Tukaraq back after X5 attempts

Remix kooda ukaadi, aan daawane
2YH.gif
 
Wallahi inaadan afsoomali aqoon kulahayn baad muujisay. Somaligu Adeegtahay. Inoo tus qaladka, dameeryahow:mjhaps:

Af soomaali is a mansculine word. "Af-soomaaligu wuu kuugu adag yahay" dheh, don't make it feminine. There are more mistakes in what you wrote.

Hadhow baad ina oranaysa annagaa af soomaaliga saxda ahi ku hadalna!

:mjlaugh:
 
Waxaan umalaynayaa in af somaligu kugu adag yahay, lakiin ha seyeeshee inaga af reer somalilander kuma hadalno.


"Cadow degaane kale ka imaanaya oo raba in ay midnimada iyo wada jirka puntland ey wiiqaan"

Qolo walba oo kasoo horjeeda midnimada iyo wada jirka puntland waa cadow, sidaas ayuu madaxweynaha kawadaa.

Af somalilander:gucciwhat:
Reer waqooyi iyo soomaali galbeed baa af saxsan kuhadasha, intiina kale waa bushuqbushuq

Haasayeeshe, rawaayada inoo wad
zndE75E.gif
 
Af soomaali is a mansculine word. "Af-soomaaligu wuu kuugu adag yahay" dheh, don't make it feminine. There are more mistakes in what you wrote.

Hadhow baad ina oranaysa annagaa af soomaaliga saxda ahi ku hadalna!

:mjlaugh:

Sxb dhedig iyo lab sidi naxwiga luuqada loo kala isticmaali laha maba garanaysid:O27GWRK:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top