Puntland madaxweyne smoke madoonayo

Nice try he’s talking about terrorists.
https://www.garoweonline.com/en/new...intl-community-for-help-in-fighting-terrorism
Kollay af somaligu way ku yara adagtahay. This talk waa political, markaad maqashid "midnimada puntland", wuxuu ujeeda gobolada laysku haysta(SSC). Cadawga(non friend) midnimada(union) puntland buyidhi, taana waa Somaliland. Waana hadal siyaasadeed. You news post waa complete different
Kollay af somaligu way ku yara adagtahay.
I didn’t watch your clip, but he was asking for aid to fight terrorists who are against the unity of the people of PL and Somalia... that’s what every news site reported.
There are plenty more mistakes in what you wrote. Stones, glass houses and all that.
Puntland madaxweyne smoke madoonayo
Wallahi af soomaali mataqaanid![]()
Bal eega neefkan beenta ku dhaaranaayo. Admit it, your Somali is qashin and you misunderstood the video
This isn't news, everyone knows this Somaliland Armed Forces is better equipped why they couldn't get Tukaraq back after X5 attempts
Wallahi inaadan afsoomali aqoon kulahayn baad muujisay. Somaligu Adeegtahay. Inoo tus qaladka, dameeryahow![]()
Waxaan umalaynayaa in af somaligu kugu adag yahay, lakiin ha seyeeshee inaga af reer somalilander kuma hadalno.
"Cadow degaane kale ka imaanaya oo raba in ay midnimada iyo wada jirka puntland ey wiiqaan"
Qolo walba oo kasoo horjeeda midnimada iyo wada jirka puntland waa cadow, sidaas ayuu madaxweynaha kawadaa.
Wallahi inaadan afsoomali aqoon kulahayn baad muujisay. Somaligu Adeegtahay. Inoo tus qaladka, dameeryahow![]()
Af somalilander
Reer waqooyi iyo soomaali galbeed baa af saxsan kuhadasha, intiina kale waa bushuqbushuq
Haasayeeshe, rawaayada inoo wad
![]()
Af soomaali is a mansculine word. "Af-soomaaligu wuu kuugu adag yahay" dheh, don't make it feminine. There are more mistakes in what you wrote.
Hadhow baad ina oranaysa annagaa af soomaaliga saxda ahi ku hadalna!
![]()
Af somalilander
Reer waqooyi iyo soomaali galbeed baa af saxsan kuhadasha, intiina kale waa bushuqbushuq
Haasayeeshe, rawaayada inoo wad
![]()