Koonfurta somaliya labo wiil oo isbaaro dhigtay ayaa loo mari waaya sannado waddo dhan
Balse Puntland si toosa ayaa lagu leeyay kahor wareeg jidka shirbir yahay araga xun, hadda wax tabanayso qaab wanaagsan iyo madal wanaagsan ku sheego tabashadada
Amni iyo nabad lama haysteen haddii Puntland qofka khaldan laga aamusayo
hadda tahay qaadicul daqiiq Puntland gacanba ayaa lagu sarayaa, malihid xataa wax diyo ah,
waana sababta ay Amni utahay 995KM oo ah dhulwaynaha Puntland.
25ka Bishaan May, 2023 waxaa si rasmi guud ahaan Gobollada Puntland uga bilaabnaysa Doorashadda goleyaasha deegaanka ee hal qof hal cod.
Fadlan, La soo xiriir Ciidanka Booliska Puntland
#Wac 999 haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7
Ciidanka Booliska waa gaashaanka dalka, awoodda maquunisa dambiilayaasha iyo kuwa ku xadgudba sharciga.