@nomand
It will be the end of thier political career. Nothing kills a PL politician career faster than going to Xamar against thier Emir. They will be outcasts, political m1dgaans who no one will want to associate with.
I said this yesterday
Today
Magaalada Garoowe, Ee caasimada Maamulka Puntland Afar xidhibaan, oo kamid ah Barlamaanka Puntland kuwaaso si is miidaamin ah ugu tuntay sharcida Puntland.
Xildhibaanadan oo gaadhaya Afar Ruux ayaa shalay ku xadgudbay Hogaanaka Ugu sareeya Punyland, iyadoo ay intaasi u dheertahay Laaluush ay ka soo qaaten Xukumada Farmaajo Si ay u khalkhal galiyan Puntland,
Xukumada Puntland, ayaa haatan wada in Xasaanada laga qaado xildhibaanda sida indho beelnimada ah isku midaamiyay ee loo adeegsaday Puntland,
Beelaha soo doortay xildhibaanadan ayaa laga filaya inay dhawaan keenaan Badelka xildhibaanadan kadib qorshe xoogaan oo la doonaayo in Looga xayuubiyo xilka.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa tan iyo intuu u xilka ka qabtay wuxuu laaluush ku Bixiinaayay Waxyeeladda nabada, Horumar, Puntalnd Isagoo qorshihuusu yahay Kala Daadin,burbur iyo in meeshaba laga saaro Puntland.
Kalfadhiga Barlamanka puntland ayaa filayaa Inuu dhaco dhawaan si talaabooyin looga qaado xubnaha loo adeegsaday Burburka puntland,
I say It again, nothing kills a PL politician career faster than getting linked to Villa Somalia.
Thier elders are already planning to replace them.
