Puntland Local Elections 2023 & Presidential Elections 2024

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Juxa is one my favorite minister. He reformed our education ministry, I am sure he will do a good job in this role. I suggest he runs for President of Puntland, his great vision and his no corruption attitude will create a strong cabinet to move PL to greater heights. Him and ex garowe mayor competing in 2024 would be a competitive selection choice for puntites.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
310963870_613764210479952_1787224635670064496_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Puntland oo horay ugu dhaqaaqday dhamaystirka Dimuqraadiyada​

FB_IMG_1665060340153-777x437.jpg

POSTED BY: IDIL NEWS STAFF OCTOBER 6, 2022
37-Degmo oo Doorashooyinka lagu qabanayo,ayaa Golaha Wasiirada Puntland ansixiyeen.
Sidoo kale Gudiga Doorashooyinka,ayaa lagu wareejiyay Degmooyinkaas si rasmi ah.

Waxaa xusid mudan in Degmooyinkaas loo dhamaystiray Soohdimahoodii.

3-Degmo,ayaa horay looga hirgeliyay Dimuqraadiyaynta marka lagu daro 37-dan ,waxay isku noqonayaan 40-Degmo.

Guud ahaan Puntland waa 52-Degmo hadii 40-ka mid ah laga hirgeliyo Doorashooyinka waa guul weyn oo la gaaray.

12-ka Degmo ee harsan markii la tixgeliyo duruufaha jira dib waa loo dhigan karaa.
Muhiimada waa in la helo Sadex Xisbi oo jaangooya Siyaasada Puntland loogana gudbo saamaynta Qabiilka ee Qaawan.

Puntland Wadadii guusha ayay qaaday.

Jibril Qoobey.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
37 degmo vs 13 bilood?

Waxaan bogaadinaya dadaalka iyo dardargelinta uu wasiir juxaa ku riixayo in la dhamaystiro doorashada golayaasha deegaanka heer puntland.

13 bilood waxaa ina horyaala

1. Dhisida maxkamada sare
2. Dhisida maxkamada dastuuriga ah
3. Guddi doorasho oo lagu kalsoonaan karo
4. Dib u furista ururada
5. In misaaniyad loo sameeyo ururada
6. Diwaan gelinta codbixiyaha
6. Maaraynta ololaha doorasho dhamaan gobolada puntland
 
The information minister Caydiid said something very interesting in a debate vs Faroole. The isimo will have no role in selecting MPs of the parliament in 2024. No roadmap has been laid out for parliamentary elections yet. I'm assuming this will be presented to the public after the conclusion of the municipal elections. This is very welcoming news, we must move on from these uneducated clan leaders that are holding the region back.

 
Top