Wasarada Arimaha gudaha Federal ka iyo Arimaha dimuqradiyeynta
ayaa dalkooda dib ugu celisay Qaxooti Itoobiyan kuwaasi oo isku diwaan galiyey si iskood ah waxana dadkaas wasaaradu ka caawisay dhanka safarka cunada biyaha iyo adeegyada kale ee dhanka safarka ah waxana dadkas gadiidka ka saaray garoowe oo ambabixiyey Agaasimaha guud ee wasaarada Maxamed Cali Nuur (Juba) Dadkaas ayaa la geyey Xuduudka Itoobiya iyo Puntland ee deganka tuurdibi ee degmada Galdogob,










