NEWS Puntland government divides Bossaso city into four districts

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Terrorist poem in honor of their friends after SSDF defeated them:gnzbryw:

Geesood ma garateen?
Gubniyada haddeer jira
Waa raggii gingimay Bari (Al-Shabaab)
Waa raggii Saliid galay
Xingaloolna sii maray
Geed-la-rifay intuu dagay
Warsangalina magangala
y (Aadam Siciid)
Buurta dheer gunteedii
Dabra geesaheedii
Inuu go’ay la moodoo
Girligaanka isu dhigay
Inuu gaaro libin sare (Shahaado)
Gablan talo aduuney
Geesood ma moodayn
Inuu gaaray heerkaas
Oo Sanaawi u garbixin
Walaalihiisna uga go’ay
Haddaan goobnay waxa jira
Gadgadinnay mas’aladaan
Guranaaya odayada (Ictisaam)

Continuing........

One of thankful terrorists praising warsangeli is none other than...

Gar madow hadduu yahay
Isticdaad inuu galo
Axmed Godane ugu tago
Marka geeseheedii?

Truth can't be conciled cadow can't hide behind fake tolnimo reer mudug taarikh maa iloowban oo daaciif laangaab uma naaxi!
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Ikhwaanku ma illaawi doonaan laba qolo wanaaggay noo galeen Ilaahay baana abaalkooda gudi doona. Waa Bah-Ararsame iyo Aadam Siciid. Aadam Siciid waxay sameeyeen siday sameeyeen Bah-Ararsame oo waxay na siiyeen xoolohoodii, waxay nasiiyeen xooggoodii, waxay na siiyeen walahoodii ama kalsoonidoodii oo barax la’. Allow idin xifdi adinka iyo ciddi Islaamka wax tarta. Waa niman dhulka ku dhashay oo geed geed u yaqaan, waxayna ka hortagi jireen wax kasta ama meel kasta oo cadow kasoo dhuuman karo. Waa yaab! Ma taqaan cadowga Aadam Siciid naga waardiyaynayo? Waa Majeerteen!
.

Like I said terrorist helper hides his Cuqdad behind tolnimo but is the biggest cadow although fuley labeeb :kanyehmm:
 
Diaspora ambassador

''Dagaalka gala'' Garaad Jaamac Garaad Cali
VIP
I do hope that the warsans get their fair share in the near future. From what i understand they are loyal brothers and sisters.
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
I do hope that the warsans get their fair share in the near future. From what i understand they are loyal brothers and sisters.

Ikhwaanku ma illaawi doonaan laba qolo wanaaggay noo galeen Ilaahay baana abaalkooda gudi doona. Waa Bah-Ararsame iyo Aadam Siciid. Aadam Siciid waxay sameeyeen siday sameeyeen Bah-Ararsame oo waxay na siiyeen xoolohoodii, waxay nasiiyeen xooggoodii, waxay na siiyeen walahoodii ama kalsoonidoodii oo barax la’. Allow idin xifdi adinka iyo ciddi Islaamka wax tarta. Waa niman dhulka ku dhashay oo geed geed u yaqaan, waxayna ka hortagi jireen wax kasta ama meel kasta oo cadow kasoo dhuuman karo. Waa yaab! Ma taqaan cadowga Aadam Siciid naga waardiyaynayo? Waa Majeerteen!

That's their loyalty throwing themselves at our enemies when we didn't even beef with them or knew they existed :gnzbryw:
 
how come you left this out?
"Waxaan u dhaqaaqnay carro Warsangali, maalmo kadib waxaan u dhawaannay caasimaddii Warsangaliga waa magaalada Badhan ama Baran. Waxay na hor dhigeen ciidan xoog leh, waxay ku hanjabeen haddaan u soo dhawaanno in ay birta naga asli doonaan, waan dagnay oo ergo ayaan dirsannay si aan u gudubno. Ergadii waxay keentay quus (diidmo). "

cuqdad Warsangeli baa qabtaa . Warsengali is here to stay:cool::cool:
 
Too much
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Ikhwaanku ma illaawi doonaan laba qolo wanaaggay noo galeen Ilaahay baana abaalkooda gudi doona. Waa Bah-Ararsame iyo Aadam Siciid. Aadam Siciid waxay sameeyeen siday sameeyeen Bah-Ararsame oo waxay na siiyeen xoolohoodii, waxay nasiiyeen xooggoodii, waxay na siiyeen walahoodii ama kalsoonidoodii oo barax la’. Allow idin xifdi adinka iyo ciddi Islaamka wax tarta. Waa niman dhulka ku dhashay oo geed geed u yaqaan, waxayna ka hortagi jireen wax kasta ama meel kasta oo cadow kasoo dhuuman karo. Waa yaab! Ma taqaan cadowga Aadam Siciid naga waardiyaynayo? Waa Majeerteen!

Come that's all you got I proved my statement laangaab hartis inay cadow yihin including beesha aden Siciid and bahrahsame who did same backstabbing 2007, playing hosts to terrorists just like cucked Cumar plays housewife for SL forces in Yubbe...... GTFOH cayanka
 
"Waxaan u dhaqaaqnay carro Warsangali, maalmo kadib waxaan u dhawaannay caasimaddii Warsangaliga waa magaalada Badhan ama Baran. Waxay na hor dhigeen ciidan xoog leh, waxay ku hanjabeen haddaan u soo dhawaanno in ay birta naga asli doonaan, waan dagnay oo ergo ayaan dirsannay si aan u gudubno. Ergadii waxay keentay quus (diidmo). "
:cool:
 
Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Nimankii Ansaarta ahaa ee Aadam Siciid waxaa la siiyay sugidda ammaanka waddooyinka soo gala magaalada iyo meel kasta oo laga soo dusi karo. Waxay ahaayeen niman isku darsaday daacadnimo iyo dhul aqoon.

Nacala laangaab kulaha niman isku darsaday daacadnimo iyo dhul aqoon :kanyehmm:

yaab! Ma taqaan cadowga Aadam Siciid naga waardiyaynayo? Waa Majeerteen!:feedme:
 
this is close to your home
''One should remember that after June 2006, a section of Cumaar Mahamuud (the Mahamed Cumaar sub-clan) called for the establishment of a Mudug Islamic Court. ''
 
free Qandala (dhulka majertan) from daacish . Jan 27, 2020
Daacish oo soo buux dhaafisay duleedka Qandala

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Lets take a look at modern day ansarnimo of our so-called tol......

SL base in Yubbe
MG_4389.jpg

PUNTLAND moves in to confront after tolkas request...
images(45).jpg

From nowhere ansar walks in from Galgala 100s of miles no one stooping them..
images(5).jpg

PL stuck in between 2 cadow bases steps back...

Ansar once again gets praised by its allies..
MG_4400.jpg
MG_4403.jpg

yaab! Ma taqaan cadowga Aadam Siciid naga waardiyaynayo? Waa Majeerteen!

never disappoints these ansar with luring MJs into traps mashallah best tol should be rewarded of Bosaso seats :gnzbryw:
 
dhul majerten ba wax kaaga baahan .
qandala folks lives matter

free Qandala (dhulka majertan) from daacish . Jan 27, 2020
Daacish oo soo buux dhaafisay duleedka Qandala

DalsanJubiland

HartilandWaamoJoore
If you want security in Bossaso you have to include Dubays , They are original people of Bossaso.
They have to get their share.
One thing i know Salah Doonle from Bardhere his ancestors start Bossaso. Originally he was from Bossaso and he was Dubeys.
They are true native of Bosasso.
 
Trending

Latest posts

Top