Puntland Forces clash in Bosaso

Status
Not open for further replies.

Agent 47

21st Divsion of Somali National Army
Taliyaha ciidamada ilaalada dekadda Boosaaso Maxamed Cali Xaashi iyo Labo askari oo ka tirsan Ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay israsaaseyn maanta dhexmartay ciidamo ka wada tirsan Puntland

Dad ku sugan Boosaaso ayaa sheegay in isku dhacaan yimid kadib markii ay ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada badda ee Puntland ay Isbaaro dhigteen waddo kamid ah Boosaaso
http://mudug24.com/2017/08/03/ciidanka-puntland-oo-ku-dagaalamay-boosaaso-iyo-taliye-ku-dhaawacmay/

http://goobjoog.com/taliye-ku-dhaawacmay-israsaaseyn-dhexmartay-ciidamo-ka-wada-tirsan-puntland/
They tried setting up isbaaro:drakelaugh:

They didn't get paid again I guess:cosbyhmm:
 
Bosaso-[Puntland Post] Sida Puntland Post loo xaqiijiyey waxa dhaawac fudud soo garay Taliyaha Dekedda Boosaso Maxamed Cali Xaashi iyo labo kamid ah ciidanka ilaalada Dekedda.

Dhaawaca Taliyaha iyo labada Askari ayaa ka dhashay goob ay ciidamada Booliska Puntland ay ku bacsanayeen dibad baxayaal, halkaas oo u dhawayd goob ay Ciidamada Badda Puntland ay ka dagan yihiin magaalada Bosaso.

Iska hor-imadkan ayaa daba socday ka dib markii uu saaka Bosaso ka dhacay Mudaharaadyo si wan looga dareemay magaalada isla markaana looga soo hor jeedaya kala soocida lacagata shilinka Soomaalig ah.

giphy.gif
 
Agent 47

21st Divsion of Somali National Army
It's still a news, They had check points and they had a shootout. whether it's "Dhaawac fudud" or not it's still a news:hahaidiot:
 
Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
Bosaso-[Puntland Post] Sida Puntland Post loo xaqiijiyey waxa dhaawac fudud soo garay Taliyaha Dekedda Boosaso Maxamed Cali Xaashi iyo labo kamid ah ciidanka ilaalada Dekedda.

Dhaawaca Taliyaha iyo labada Askari ayaa ka dhashay goob ay ciidamada Booliska Puntland ay ku bacsanayeen dibad baxayaal, halkaas oo u dhawayd goob ay Ciidamada Badda Puntland ay ka dagan yihiin magaalada Bosaso.

Iska hor-imadkan ayaa daba socday ka dib markii uu saaka Bosaso ka dhacay Mudaharaadyo si wan looga dareemay magaalada isla markaana looga soo hor jeedaya kala soocida lacagata shilinka Soomaalig ah.

giphy.gif
Wow i knew these animals made it up :ivers:
 
Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Tutu news websites are the only ones that literally write 'kkkkkkkkkkk' and 'kakakakaka' in their articles.
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
You want me to report the bombs in Jubaland?:gaasdrink:
I'm not from Jubbaland and secondly Jubbaland is not laying with the enemy, they're cleaning alshitdogs up. But Xaarmar residents are known to hide them and feed them, if you lay with dogs you will get fleas. Enjoy your flea infected bombs..
 
waraabe

Your superior

Sister why are you so angry all the time? Enjoy life
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top