mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qeybaha kala duwan Bulshada iyo Maamulka Degmada Waajid kala hadlay Qorshaha Qaran ee Dabar goynta Khawaarijta Alshabaab.