PM Hamza Barre appreciation thread 🧵 🇸🇴

The people’s Prime Minister

E69A68CA-327F-44D1-9D7B-704BB7413A87.jpeg
819DFE29-1906-4CF8-8549-55DEF4F7FAAF.jpeg
850716C4-855F-4D1B-AF00-876E862B20C9.jpeg
065E183B-A6E5-4454-9427-914369190B49.jpeg
 
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay madasha Shirka Tunis Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane, Abdoulkader Kamil Mohamed.

Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah, isagoo uga mahadceliye dowladda iyo shacabka Jabuuti taageerada ay la garab taagan yihiin bulshada soomaaliyeed.

949476B1-C5C3-4480-8104-BA06D57FC368.jpeg
0167061C-0307-4849-8B8A-C64F0774021D.jpeg
 
Somali PM Hamza Abdi Barre met with the Minister of Foreign Affairs of Japan, Yoshimasa Hayashi at Tunis on the side-line of the #TICAD8 conference. The Prime Minister and the Foreign Minister had productive discussions on a range of issues of mutual and global interests

10A0014B-95D6-41CE-BE04-3266C44458C2.jpeg
9EA0C1E3-7092-4F3F-A17E-D51032986292.jpeg
C49FA74F-BF38-4A40-B8A4-7E051C13B73B.jpeg
735EB47F-D527-45E4-B74B-42592D0A50F8.jpeg
 

bidenkulaha

GalYare
66E087C0-5BB7-4EB6-BCA0-33851FA48732.jpeg
E398E4B7-A031-4FA7-9E07-5BFE5327B08E.jpeg
0FC85765-24F8-4D6E-9E49-2C01340E8510.jpeg
344E001A-7DE3-473A-BC55-456251495885.jpeg


MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGEYSTAY WARBIXIN KU AADDAN DHISMAHA HAY'ADDA XISAABIYEYAASHA SOOMAALIYEED (SICPA)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha hay’adda iyo doorkeeda shaqo ka dhagaystay Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo xubno ka tirsan Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA).

Madaxweyne Xasan ayaa kulanka lagula wadaagay muhiimadda ay dalka u leedahay dhismaha hay'addan oo door wanaagsan ka qaadan doonta soosaarista xisaabiyeyaal la aqoonsanyahay oo xirfad sare leh kuwaas oo qayb ka noqon doona dadaallada sare loogu qaadayo hannaanka maaraynta nidaamka maaliyadeed, shaqo abuurka, hufnaanta hay’adaha maaliyadeed, dhiirigalinta maalgashiga shisheeye iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dhankiisa tilmaamay in la dardargaliyo dhammaystirka dhismahaha hay’adda isaga oo xusay baahida loo qabo xisaabiyeyaal xirfad leh maadaama dalku uu ku jiro xaalad dib u soo kabasho iyo horumar dhinacyo badan taabanaya.
 
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ka qaybgalay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud. Shirka GWQ ayaa lagu wadaa inuu socdo muddo laba maalmood ah.

FF578F34-D382-4563-9BA8-A453799554E6.jpeg
91564A92-E017-4C81-8D78-1EC153ACB22E.jpeg
9FC357C8-7462-46E0-9A12-E83B36FA47A7.jpeg
85AB83A3-A79B-4921-A2B1-2A389D1C9BF7.jpeg
2BC90735-EB75-46D9-A531-07F71F675560.jpeg
 
Prime minister Hamza Abdi Barre has reached Adis Ababa the capital city in Ethiopia to partake in the Tana security forum held for African states

7BE788FF-54C8-4376-BD30-E6D9E130C8C2.jpeg
 
Last edited:
Following the end of the #Tanaforum conference, PM Hamza Abdi Barre completed a sitting interview with various news agency’s including Al Jazeera, Sky News, Al Arabiya, Al Hadath.

PM Hamza Barre recalled of the importance of Somalia’s fight against the Terrorist group of Al-Shabab and the reoccurring droughts ravaging much of the countries rural populations.

22191677-C5E0-40BB-8136-F4E70B1FBCD5.jpeg
01DB8779-68B1-4F61-8EB0-088C0608931F.jpeg
F35EC081-C39D-4882-BB88-16C91A216440.jpeg
156D2A67-6AD9-4E39-BA08-BAD38E776D29.jpeg
EC12E32A-D5D1-4B40-A12C-76873EEE6478.jpeg
 

Trending

Top