PM Hamza Barre appreciation thread 🧵 🇸🇴

3CA13395-53B2-4FAE-86C9-CE231C3BA212.jpeg
 
Prime Minister Hamza barre is doing an amazing job reassuring the full confidence of Somali political stakeholders, next job is to visit the regional state presidents ✅

4D30DE5A-5DC2-41E7-82E3-C6D35C8AAF8D.jpeg
 
Kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo soo xaadireen 220 Xildhibaan ayaa waxaa codka kalsoonida siiyey dhammaan xubnaha soo xaadiray kulanka, iyadoo isla goobta lagu dhaariyey Ra’iisul Wasaaraha cusub JFS Mudane Xamse Cabdi Barre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha shacabka codka kalsoonida ee ay siiyeen , isagoona sheegay in uu balan qaadayo inay wada shaqayn buuxda dhex mari doonto.

67893253-D662-47FF-B5CF-2C5ECFEAEB73.jpeg
0549909F-57D1-42CD-A16B-CD34B2F3A93C.jpeg
A0BC6BF5-E51D-4548-8D64-4B707FACB424.jpeg
278A0CFE-B4FD-42BF-BE8D-36A89060BBD6.jpeg
C78C10D9-E8DF-4E5A-9C2B-C4A0B00E02AC.jpeg
 
Prime Minister Hamza Abdi Barre visited the newly prepared offices where his administration is planned to start work once construction is shortly completed on the building.

D456E4E7-588F-4F5D-9F32-DA07409CB73E.jpeg
A9DC0BEB-AC4A-4009-B552-C37429E9185E.jpeg
A33500DE-F98D-4B95-9747-E39075440E50.jpeg
5036B777-7205-4A8D-9685-FC77E672F51A.jpeg
8305CA36-2977-4F1C-8A83-A23D6EF9CF94.jpeg
56F250C4-E6AD-4265-B7E8-70DC1C4D4234.jpeg
4EC16585-9009-45DA-97ED-52DD6EEC13D9.jpeg
0D3F8C14-A401-4E05-BC2E-4F212AAA6C7A.jpeg
 
Last edited:
Mogadishu,June 28,2022:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa muujiyey kalsooni ku aaddan howlwadeennada Xafiiska, waxa uuna ku adkeeyey in ay dardar geliyaan shaqadooda, taas oo xoojinaysa wada-shaqeynta Xukuumadda, door wanaagsanna ka qaadanaysa horumarinta dowladnimada iyo isku xirnaanta hay’adaheeda.

Munaasabadda xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Kuxigeennadooda, Golaha Wasiirrada, Hanti-dhowrka guud, iyo saraakiil ka tirsan dowladda.

E7DAB66E-99AD-443B-94C4-AF97B4B31F86.jpeg
1518957D-1119-439C-A772-48B8E07D159A.jpeg
08F9CF88-7EF8-409A-9C6A-191EEB6A4F13.jpeg
79CD222C-E388-435B-A2DC-E55445E6E209.jpeg
DB44A5A8-3DD5-4BDC-B179-A9C5DF8A4F6E.jpeg
57433340-42AA-4E3B-B581-E8AE39AB2EE1.jpeg
8C094F71-CEFB-4732-BBE7-4BC279090CBA.jpeg
 
The Turkish Ambassador to Somalia paid a courtesy visit to the prime minister of Somalia his excellency H.E Hamza Abdi Barre.

Hopefully our Turkish Allies give us the logistical and heavy support to our National & state military forces in order to liberate Middle Juba region of Jubaland state
🇸🇴 🇹🇷

AE51E77A-C7DF-42C1-8B0B-2657DCCB294A.jpeg
 
Somalia’s Prime Minister meets his Absame brother Abmbassador Abdifatah Abdullahi Hassan who is the sitting head & Ethiopia’s Diplomat to Somalia.

A7CF1B6A-AA03-474D-8AA7-1CB57EBD3D5D.jpeg
1F7F74A3-0870-4855-85C7-2D88A177474E.jpeg
 

Trending

Latest posts

Top