Gobonimoday Ka Raaceen
Rer Gabiley Silaanyo Kab bay kusoo dhaweeyeen.
Silanyo kab ayay kusoo dhaweeyeen reer Gabiley, Cirrona calanka waddani ayay ey u xidheen. Gobanimo waa u dhalasho.
Habar Yonis baa cuqdadi haysaa ha I dayso
@TimaJilic nothing special to see inaadeer, just reer Oodweyne welcoming their leader! Gobanimo
Muuse Caddaalad baa looga fadhiyaa, mar haddii gobanimadii aad ka raacdeen, caddaalad iyo Somaliland la wada leetahay in wax loo qayb sadaa, waa sida xalku ku jiro.
He should give HY the Supreme court and Foreign ministry. Caddaaladu waa waxa aynu u wada baahanahay.
Waar haka Sugin Kani Rajjo badan lagama laha waa iska low IQ askari
Waar haka Sugin Kani Rajjo badan lagama laha waa iska low IQ askari
Whether he has a low IQ or not my dear brother the oday is a Mujaahid who fought the war of liberating our territory, give him the credit for that. You guys used to say Siilaanyo didn’t fight okay I get that but Muse actually fought the faqqash in Hargeisa
My bradda I don’t take that away from him. He was indeed SNM veteran but we are not in 80s or 90s anymoreWhether he has a low IQ or not my dear brother the oday is a Mujaahid who fought the war of liberating our territory, give him the credit for that. You guys used to say Siilaanyo didn’t fight okay I get that but Muse actually fought the faqqash in Hargeisa
Sxb burco ama Togdheer waa zeroHadduu isdan kusii wado waa jabkiisii, waana laga wada tashanayaa, Reer Bari waa dad nasab ah, oo caddaalad jecel, haddii laga yara aamuso oo laga xishoodo, oo waxba iska baddali waayaan, xaqiiq waad arki doontaa sii joogi maayo waana laga wada tashanayaa.
Reer Kaliya in SL wax kasta isku koobaan cidina ka yeeli mayso, iminkaba Hj badan ayaa ku kacsan walahi. Taasina waxay keenaysaa inuu gacantiisa isku bireey, reer galbeed iyo caqli xumadoodaa bal halka ay la marto ayaynu eegi doonaa.
Sxb burco ama Togdheer waa zero
No stadium
No Airport
Markaa waa in Danta gobolka ka shaqayno
Muuse Caddaalad baa looga fadhiyaa, mar haddii gobanimadii aad ka raacdeen, caddaalad iyo Somaliland la wada leetahay in wax loo qayb sadaa, waa sida xalku ku jiro.
He should give HY the Supreme court and Foreign ministry. Caddaaladu waa waxa aynu u wada baahanahay.
WRONG, appointment should be based on expertise not clan. The whole cabinet needs to go and be scrutinized hard to determine whether they can keep the job or go.
Should be more like the UK system where the cabinet must also be an elected MP along with the leader with weekly hearings on activity