Abdisamad
VIP
For how long are we going to stay hostage for a failed state? Puntland has been governing itself for the past 30 years as an independent state.. Do you want us to throw all that away and submit to the will of the shady n&n administration who wish to destroy Puntland and the federal system?U sheeg sxb. Puntland ayaa goeysa LOL waa wax lugu qoslo. Kii waxaas la imaada dacas ayaa lugu dilin wlhi.
Dhalinyaradana kadaran wlhi inaad kadaa dhicineynin Puntland ayaa Soomaliya ka goeysa. Midh ayaan xasuustaa waxaas Garowe la yimid iyo waxa kadhacay meeshaas bissinka.