• This website is being upgraded. Theme is temporary.

nin rag maxa lagu yaqanaa?

Peyton Manning GIF
 

cunug3aad

3rdchild · Alaa baruur le maahi badan le
Nin rag waa kii murqo iyo xoog leeyahay i think ama kii diinta yaqaan diintana baroya ama kii gabdho badan iyo farac badan leeyahay. All of those can call nin rag But true answer waa kii oo dadka loogu yiraahda Raggeed. Waa community consensus topic
 

Gacmeey

Madaxweynaha Qurbo Joogta 🇸🇴
Nin rag waa mid yaqaan sababtii loo khalqay oo aan ogalayn in jidka toosan laga leexiyo
 

Trending

Latest posts

Top